Urur Siyaasadeed HORCAD Oo Ku Dhawaaqay Ineysan Ka Qeybgaleyn Doorashooyinka...
Afhayeenka Ururka HOR-CAD Axmed Yaasiin Boosaaso[RBC Radio] Urur Siyaasadeedka Horcad oo kamid ah Ururada Siyaasada Puntland ayaa maanta shaaca ka qaaday ineysan marnaba ka qeybgaleyn Doorashooyinka...
View ArticleSOMALIA: Uganda is vigilant against new Al Shabab attacks
By Abdi Muse Kampala (RBC) Uganda police expressed their vigilance against new terrorist attacks from the militant group on Somalia Al Shabab, which is affiliated to Al Qaeda, police spokesman said....
View ArticleSomalia: Parliament chair outlaws new motion filed against Somalia-Somaliland...
By Abdalle Ahmed Members of the Federal Parliament of Somalia. Mogadishu (RBC) The deputy speaker of Somalia Federal Parliament has rejected and described as an outlaw a recently tabled parliamentary...
View ArticleSomalia: Ethiopia informed Somalia, Amisom ‘its withdrawal’ from Xudur town,...
By Malyun Ali New York (RBC) Ethiopian foreign minister has defended his country’s decision that brought the Ethiopian army to withdraw from Xudur, a town in southern Somalia region of Bakool last...
View ArticleMaamulayaasha Waxbarashada Gobolada Qaar ee Puntland oo Kulan loogu Qabtay...
Garoowe (RBC RADIO) Kulankan oo ka dhacay Xarunta Gudoonka Waxbarashada ee Gobolka Nugaal ayna iska kaashadeen Wasaarada Waxbarshada Puntland iyo Hay’ada Care International ayaa wuxuu ku saabsan...
View ArticleMuqdisho:Buug ay qoreen Ajaanib kana hadlaya taariikhda Caasimada Muqdisho oo...
Muqdisho(RBC Radio) Munaasabad lagu qabtay Hoteelka City Palace ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta lagu soo bandhigay buug cusub oo ay qoreen dad ajaaanib ah kaasoo ay ku qoran tahay taariikhda...
View ArticleWarsaxaafadeed: Waxaan Fursad u Helay inaan Madaxweyne Kenyatta ku Wargeliyo...
War-Saxaafaddeed: (Mombasa Kenya, April,27, 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa maanta safar kooban oo shaqo ku gaaray magaaladda Mombasa ee Kenya...
View ArticleShil Gaari oo Qasaare Nafeed geystay oo ka dhacay magaalada Muqdisho
Muqdisho(RBC Radio) Shil gaaro oo qasaare nafeed geystay ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya,shilka ayaa ka dhacay agagaarka Isgoyska Ceel-gaabta ee degmada Xamar Jajab ee...
View ArticleSOMALIA: Somali and Kenyan Presidents in bilateral meeting ahead of London...
The President of the Federal Republic of Somalia H.E. Hassan Sh. Mohamud today had a short working visit to Mombasa to meet with his counterpart H.E. Uhuru Kenyatta, the President of Kenya. The...
View ArticleDEG DEG: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Garoowe kusoo wajahan.
Garoowe (RBC RADIO) Sida uu Raxan-Reeb u sheegay mid ka mid ah Xoghaynta Madaxweynaha Soomaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, Berito ayaa la filayaa Madxweynaha in uu soo Gaaro Magaalada Garoowe...
View ArticleSomalia: U.S Committed to Support for a Peaceful and United Somalia
Washington (RBC) The United States declared that it will fully support continued dialogue between Somalia’s Federal Government and Somaliland, which is a breakaway administration on the north of...
View ArticleDugsiga Imaamu Nawaawi Faraciisa Al- Ridwaan Boosaaso Oo Xaflad u Qabtay...
Dufcada 10-aad ee ka qalanjebisa dugsiga dhexe Boosaaso[RBC Radio] Xaflad ballaaeran oo Ujeedkeedu ahaa ka gudbida dugsiga dhexe ee Iskuulka Imaamu Nawaawi faraciisa Al-Ridwaan ee magaaladda Boosaaso...
View ArticleRoobab lixaad leh oo saamayn ku yeeshay barakacayaasha oo Muqdisho ka da’ay
Muqdisho(RBC Radio) Roob Lixaad leh oo xalay ilaa saaka aroortii hore ka da’ayey magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda ayaa saamayn ba’an ku yeeshay kumanaan ruux oo barakacayaal ah kuwaas oo ku...
View ArticleMidowga Yurub oo Cambaareeyey weerarada lala beegsado masuuliyiinta Garsoorka...
Brussles(RBC Radio) Midowga Yurub ayaa daboolka ka qaaday iney aad uga xun yihiin falalka amni xumo ee ka dhaca magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya kuwaas oo lagu bartilmaameedsado dadka ka...
View ArticleMaamulka degmada Marka oo dalbaday in gurmad lala gaaro dad ku barakacay...
Marka(RBC Radio) Maamulka magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha hoose ayaa baaq u diray dowlada Soomaaliya iyo hay’adaha gargaarka bixiya,gudoomiyaha degmada Marka Maxamed Cismaan Cali...
View ArticleSafaarada Soomaaliya ee Kenya oo sheegtay iney wada shaqan la yeelaneyso...
Nairobi(RBC Radio) Safiirka Soomaaliya ee wadanka Kenya Maxamed Cali Nuur Ameerika ayaa sheegay in safaarada Soomaalida ee dalka Kenya ay xiriir wanaagsan la yeelan doonaan wasaarada arimaha dibada...
View ArticleMaamulka Kismaayo oo beeniyey in Barre Hiiraale uu ciidan la galay Kismaayo
Kismaayo(RBC Radio) Taliska amniga magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose ayaa beeniyey in Barre Aadan Shire Hiiraale uu ciidan hubeysan la galay gudaha magaalada Kismaayo Maxamuud Qaalib...
View ArticleSomalia: Road accident kills one, four wounded in Mogadishu
By Abdi Muse Mogadishu (RBC) At least one person was killed four others wounded after a lorry crashed a mini bus at Ceelgaab avenue of Hamarjajab neighborhood in Mogadishu on Saturday afternoon, RBC...
View ArticleSomalia: Heavy rains result fresh floods in Jowhar town
By Malyun Ali Jowhar (RBC) Torrential rains battered more than twenty hours Jowhar town, Somalia’s Middle Shabeelle region causing fresh floods into residential villages, RBC Radio reports. The rains...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Goordhow Ka Degay Garoowe
Garoowe[RBC Radio]Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhawed ka tagay magaaladda Garoowe ee caasimada Puntland , halkaasoo si weyn ay ugu soo dhaweeyeen...
View Article