Quantcast
Channel: Raxanreeb Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19854

Ninkii sameeyay Qoriga AK 47 oo goor dhoweyd geeryooday[Video+Sawirro]

$
0
0
Mikhail Kalashnikov

Mikhail Kalashnikov

Ninka lugu magacaabo Mikhail Kalashnikov oo ahaa ninkii hindisay sameynta  Qoriga ay sida weyn u isticmaalan maleeshiyadka iyo ciidamaa Soomaalida ee  AK 47 ayaa goor dhoweyd geeryooday,sida ay baahinayaan caawa  Wakaaladaha iyo Taleefishanadda Caalamka.

Mikhail Kalashnikov oo geeryodey caawa ayaa waxaa uu u dhashey dalka Ruushka,waxaana xilligii uu geryoodey ahaa 94-jir.

Geeridisa ayaa waxaa si weyn looga hadal hayey wakaaladaha iyo Taleefishinadda Caalamka,waxaana inta badan ay soo xiganayeen warar an ninkaan ka diyaariyen  ITAR-TASS News Agency oo laga leeyahay dalka uu Ninkaasi u dhashay ee Ruushka.
Ninka geeryodey waxaa wali dunidda haraadi ku ah xasuustisa maadamaa  Qoriga uu sameeyay ee AK 47 oo ku baahan dalalka Caalamka,waxaana sidoo kale lugu xasuusan dooona geerida Malaayin ruux oo ku dhintay qoriga uu sameeyey.

Mikhail-Kalashnikov 3
_____
RBC Radio

Use Facebook to Comment on this Post

FacebookTwitterGoogle+Share


Viewing all articles
Browse latest Browse all 19854

Trending Articles