Madaxweyne Xassan:Waan la soconaa dareeska ciidanka waxaa laga ibsadaa Al...
Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud Muqdisho[RBC Radio]Madaxweynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay markii ugu horreysay inay la socdaan in dareeska loogu talagalay...
View ArticleNicholas Kay oo ka hadlay marxaladda xilligaan ay ku jirto Puntland ee ku...
Nicholas Kay Muqdisho[RBC Radio]War-qoraal ah oo ka soo baxay xafiiksa wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia Nicholas Kay,ayaa waxaa looga hadlay marxaladda siyaasaded ee...
View ArticleBoqor Burhaan Boqor Muuse oo Garoowe soo gaaray (Sawirro+Dhagayso)
Garoowe (RBC RADIO) Burhaan Boqor Muuse ayaa Maanta soo gaaray magaalada Garoowe Duleedka Magaalada Waxaa kaga hortagay Wafdi Wasiiro ah oo ka socday Dowlada Puntland Qaar ka mid ah Musharaxiinta oo...
View ArticleMusharrax Maxamed Cabdinuur oo La kulmay Boqor Burhaan Boqor Muuse[Sawirro]
Garoowe[RBC Radio]Musharax Maxamed Cabdinuur Xirsi oo u tartamaya doorashada Madaxtinimadda Puntland ayaa maanta ku soo dhaweeyay Tuuladda Labiyalabaataan ee Duuleedka Garowe Boqor Burhaan Boqor...
View ArticleMachadka duulista iyo Saadaasha Hawada Soomaaliya oo dib loo furay[Sawirro]
Muqdisho[RBC Radio]Waxaa maanta muddo 23-sanno kaddib dib loo furay Machadka duulista iyo Saadaasha Hawada,waxaana xarig jaray wasiirka warfaafinta, boostada, Isgaarsiinta iyo gaadiidka Soomaaliya...
View ArticleBaarlamaanka oo maanta joojiyey mooshin ka dhan ah Isbedel Ku Sameynta...
Baarlamaanka Soomaaliya Muqdisho[RBC Radio]Kulan ay maanta lahaayeen baarlamaanka dowladda faderaalka ayaa waxaa lugu joojiyey mooshin ka dhan ah Isbedel Ku Sameynta Gudiyada Joogtada. Shirka ay...
View ArticleShirkadaha Xawaaladaha degmada Afgooye oo maanta shaqaadi laga joojiyey
Xawilaadaha Afgooye oo la xiray Muqdisho[RBC Radio]Guuda ahaan maanta waxaa albaabada ay u labnaayeen shirkadaha Xawaaladaha ee ka hawlgala Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Arrintaan ayaa...
View ArticleMaleeshiyaadkii ku dagaallamay gobolka Sh/hoose oo si KMG ah meel kale duwan...
C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi Muqdisho[RBC Radio]Waxaa muddo kaddib oo ay dagaalo ka dhaceen gobolka Sh/hoose la sheegay in xilligaan la kala qaaday dhinacyadii ku dagaallamay gobolkaas,waxaana...
View ArticleDowladda Soomaaliya oo sheegtay inay soo daad-gureyneyso Soomaalida ku...
Soomaalida ku dhibaataysan K/Suudaan oo laga soo sarayo Jubba[RBC Radio]Sida lugu sheegay hadal ka soo yeeray safaarada Soomaaliya ee Koofurta Sudan,waxaa dalkaasi ay xilligaan dagaaladu ka socdaan...
View ArticleYaa ku Haboon Hanashada Hogaanka Puntland? W/Q Abdulkadir Sa’eed Mohamud
YAA KU HABBOON HANASHADA HOGGAANKA PUNTLAND…??? Abdulkadir Sa’eed Mohamud (Ciid) Email: Gantaal7@hotmail.com Diseembar 25 2013 Assalamu-Calaykum Waraxmatullaahi wa barakaatuhu. Waxa mahad oo dhan leh...
View ArticleMusharax Cabdiqasim Maxamed Xassan (Dhagaweyne) oo Baaq u direy musharaxiinta...
Garowe RBC : Musharaxa u taagnaa maxadweyne ku-xigeenka Puntland mudane Cabdiqasim Mohamed Xassan ayaa baaq u diraya dhamaan musharaxiinta u taagan madaxtinimada Puntland ee dhaceysa 08 Jan 2014....
View ArticleFowsiyo Yuusuf:Soomaaliya waxaa ay door ka qaadan doonta nabadeynta...
Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan Muqdisho[RBC Radio]Haweenayda sii haysa xilka wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga Soomaaliya Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan,ayaa iyadoo magaalada Muqdisho kula...
View ArticleMaraakib jaliif xooggan ka wada xeebaha degmada Xaafuun
Xaafuun [RBC Radio]Sida ay sheegeen kalluumaysatada degmada xaafuun ee gobolka Karkaar,xeebaha deegaannadka waxaa ka socda jaliif ba’an oo ay ka wadaan maraakib shisheeyo oo laga leeyahay dalal...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in dowladdiisu isku filnaasho garsiin...
Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud Muqdisho[RBC Radio]Madaxweynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay qorshaha dowladdiisa inay qeyb ka tahay sidii dalka uu uga bixi...
View ArticleDagaal ka dhacay magaalada Garbahaaray iyo qeybo ka mid ah gobolka Gedo
Dagaal ka dhacay Gedo Garbahaaray[RBC Radio]Waxaa la sheegay in dagaalo cusub ay kasoo cusboonaaday agagaarka magaalada Garbahaaray ee xarunta gobolka Gedo iyo qeybo ka mid ah gobolka Gedo. Dagaalka...
View ArticlePuntland yaa bisayl siyaasaded gaarsiin karo. W/Q Muhannad C/qani Geelle (...
Puntland yaa bisayl siyaasaded gaarsiin karo Muhannad C/qani Geelle ( M-Xaad) Email: Mohamedhaad@gmail.com Deseembar 25 2013 Puntland oo ah Maamul Sannad ku dhow 16 sanno aas aasan ayaan ahaan mid aan...
View ArticleQaar ka mid ah xildhibaanada Puntland ee ka imaan lahaa gobollada Sool iyo...
Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Taleex[RBC Radio]Waxaa la saxiixay xubnihii ka mid noqon lahaa xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Puntland ee gobollada Sool iyo Cayn. Ilaa 10-xildhibaan ayaa la...
View ArticleDEG DEG: Ilaalada musharraxiinta Puntland oo jirdil ugaystay qaar kamid ah...
Garoowe[RBC Radio]Ilaalada musharraxinta u tartamaya xilka madaxweynanimo ee Puntland ayaa goor dhawed jirdil xooggan u geestay qar ka mid ah wariyaasha ka howlgalla magaalada caasumada ah ee Garoowe....
View ArticleC/Xakiim Xaaji Faqi:Waanu soo xalinay dagaalladi ka socday Sh/hoose[Sawirro]
Muqdisho[RBC Radio]Ku simaha wasiirka difaaca C/Xakiim Xaaji Faqi ayaa sheegay in xal ay ka gaareen dagaalladii ka socday gobolka Sh/hoose kaddib markii wafti uu hoggaaminayey oo dowladda ka socday ay...
View ArticleGuddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in Xukuumadda cusub looga...
Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) Muqdisho[RBC Radio]Guddoomiyaha baarlamaanka dowladda faderaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa markii ugu horreysay si cadd farriin ugu diray raysul...
View Article