Musharax Maxamed Cabdinuur oo Kulan Wadatashi ah la Yeeshay GEN.Cadde Muuse...
Boosaaso[RBC Radio] Musharax Maxamed Cabdimuur Xirsi oo kamid ah Musharaxiinta u taagan Jagada Madaxtinimada Puntland ayaa kulan la qaatay Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Jen.Maxamuud Muuse...
View ArticleMusharax Maxamed Cabdinuur :”Waligay ma arag mana maqal Dowlad hal bil...
_________________ Boosaaso Use Facebook to Comment on this Post
View ArticleMusharax Cabdiweli Gaas oo Galabta Booqday Isbitaalka ay yaalaan Dadkii...
Boosaaso[RBC Radio] Musharax Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta soo gaaray magaaladda Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa galabta booqday Isbitaalka ay yaalaan dadkii ku dhaawacmay qaraxii ka...
View ArticleVIDEO: Musharax Cabdiweli Gaas oo Khudbad Ujeediyey Shacabka Boosaaso!!
________________ Cismaan Turaabi RBC Radio turrabi30@gmail.com Use Facebook to Comment on this Post
View ArticleMusharax Maxamed Cabdinuur oo Deeq Lacageed Gaarsiiyay Dadkii ku Dhaawacmay...
Boosaaso[RBC Radio] Musharax Maxamed Cabdinuur Xirsi oo Maalmaha Booqasho ku jooga Magaalada Bosaso ayaa Maanta Booqday Cusbitaalka Wey nee Bosaso, oo ay ku jiraan dadkii ku dhaawacmay Qaraxii...
View ArticleDagaal Beeleed Dhimasho Badan Sababay oo Ka Socda Mooyaale
Nairobi (RBC) Dagaal beeleed aad u culus oo geystay dhimashada dad badan ayaa illaa haatan ka socda deegaanka Mooyaale ee xuduuda Kenya iyo Ethiopia halkaasoo labo maleeshiyo beeleed ay isku hayaan....
View ArticleXuska qowmiyadaha Ethiopia oo maanta ka billaabanaya Jig-jiga[Sawirro]
Jig-Jiga[RBC Radio]Magaalada Jig-Jiga ee caasumada dowlad deegaandka Soomaalida Ethiopia waxaa maanta ka billaabanaya Xuska maalinta qowmiyadaha Ethiopia. Munaasabadan ballaaran waxaa ka qeyb galaya...
View ArticleSOMALIA: Speaker Jawari to visit Baydhaba town to encourage formation of new...
Mogadishu (RBC) The Speaker of the Federal Parliament of Somalia Mohamed Osman Jawari is preparing to depart to his hometown of Baydhaba ahead of wider regional conference to form the first largest...
View ArticleBanki ay wadda leeyihiin Afrika iyo Yurub oo la sameenayo
Paris [Sawirro]Qoddobo ka soo baxay shirkii looga hadlayay ammaanka iyo dhaqaalaha Qaaradda Afrika oo magaalada Paris ee xarunta dalka Faransiiska lugu soo gaba-gabeeyey ayaa waxaa qeyb ka ahaa...
View ArticleMaydka nin dhallinyaro ah oo laga helay Baydhabo
Maydka nin dhallinyaro ah oo laga helay Baydhabo Baydhabo[RBC Radio]Bartamaha magaalada Baydhabo waxaa saakay aroorti horre laga helay meydka nin dhallinyaro ah oo la sheegay in la togtay. Dilka loo...
View ArticleMaxkamadeynta gabadha sheegatay in la kufsaday iyo wariyihii wareystay oo dib...
Muqdisho[RBC Radio]Waxaa dib loo dhigay muddo hal maalin ah maxkamadeynta gabar wariye ah oo sheegtay in la kufsadey iyo wariye isagu wareystay. Waxaana dibu dhigista kiiskan ay timid kadib markii xeer...
View ArticleCuduro ka dilaacay gobolka Shabeellaha dhexe
Xanuuno ka dhashey fatahaada wabiga Jowhar[RBC Radio]Deegaanno dhoor ah oo ka tirsan gobolka Shabeellaha dhexe oo dhawaan uu ku fatahay wabiga Shabeelle,waxaa xilligana laga soo sheegaya inay ka...
View ArticleXildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan ku leh xarunta gollaha shacabka
Baarlamaanka Soomaaliya oo maantay kulmaya Muqdisho[RBC Radio]Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maantay kal-fadhi ku leh xarunta gollaha shacabka,waxana fadhigooda uu noqonaya mid yimaada...
View ArticleMadaxada Soomaalida oo casho sharaf Jig-Jiga loogu sameeyey[Sawirro]
Jig-Jiga[RBC Radio]Caasumada dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia ee Jig-Jiga,oo lugu wadda in maantay ay ka furanto munaasabadaha la xiriira xuska qowmiyadaha Ethiopia,ayaa xalay waxaa lugu qabtay...
View ArticleNabadoon Caan Ahaa oo Al Shabaab Ay Xireen oo Meydkiisa Laga Helay Duleedka...
Ceelbuur (RBC) Wararka ka imaanaya magaalada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in meydka nin nabadoon ahaa oo maalmo ka hor ay xireen dagaalyahanada Al Shabaab laga helay duleedka...
View ArticleSOMALIA: Al Shabab fighters murder respected elder in Central Somalia region
Elbur (RBC) In a central Somalia town, the body of a famous traditional elder was found on Sunday morning after he was taken hostage by the militant fighters a week ago, RBC Radio reports. Elder Shire...
View ArticleXOG: Xubnaha Loo Maleynayo Inay Ka Hari Doonaan Golaha Wasiirada Xukuumadda...
Muqdisho (RBC) Xilli madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ku guda jiro kulamo uu ku baadigoobayo shakhsiga uu u xulan doono jagada raysul wasaaraha cusub ee dalka ka dib markii toddobaadkii hore xubnaha...
View ArticleBannaanbax Lagu Dalbanayo Inay Dawlada Wada Xoreyso Gobolka Sh/Hoose oo Ka...
Muqdisho (RBC) Boqollaal dadweyne ah oo ku nool deegaana KM 50 ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa maanta halkaasi ka sameeyay dibadbax ay ku dalbanayaan in dawladu gobolka ka saarto ururka Al Shabaab...
View ArticleDEG DEG: Cali Xaaji oo Weeraray Isimada Puntland.
Garoowe (RBC RADIO) Cali Xaaji Warsame oo Dhawaanahan la hadal hayay in uu Musharaxiinta Puntland ka mid yahay sida uu sheegtay wuxuu si Cad oo aan ka gabasho lahayn u weeraray Isimada Puntland...
View ArticleXuska maalinta qowmiyadaha dalka Ethiopia oo Jig-Jiga lugu qabtay...
Jig-Jiga[RBC Radio]Magaalada Jig-Jiga ee caasumada dowlad deegaannka Soomaalida Ethiopia,waxaa maantay lugu qabtay xuska maalinta qowmiyadaha,waxaana goob-joog ka ahaa madax fara badan oo caalamka ka...
View Article