Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20124

Maydka nin dhallinyaro ah oo laga helay Baydhabo

Image may be NSFW.
Clik here to view.
Maydka nin dhallinyaro ah oo laga helay Baydhabo

Maydka nin dhallinyaro ah oo laga helay Baydhabo

Baydhabo[RBC Radio]Bartamaha magaalada Baydhabo waxaa saakay aroorti horre laga helay meydka nin dhallinyaro ah oo la sheegay in la togtay.

Dilka loo geestay ninkani  dhallinyarada ah waxaa la sheegay inay geesten  laba nin oo bistoolado ku hubeysneyd,iyadoona toogashada ay ka dhacday xaafadda Siigaale, oo uu ugu geeriyooday rasaastii ay ku rideen.

Waxaa la sheegay in durnadiiba ay meesha ka baxsadeen labadii nin ee dilka geestay.

Magacaa willka dhallinyarada ah oo ay dileen kooxdan hubeysned waxaa lugu soo koobay  C/fataax.

…”"‘Saakay ayaa la helay meydka willkan dhalinyarada ah,waxana la sheegay inay dilkaan u geesten labo nin oo hubaysan,dilkiisana waxaa uu ka dhacay xaafadda Siigaale,waxana la noo sheegay in raggii dilka geestay ay baxsadeen,mana garan karno sababta loo dilay ninkan…”‘”ayuu yirimid ka mid ah dadka deggan xaafadda ninkana lugu dilay.

Ciidamo ka soda dowladda Soomaaliya ayaa iygu soo gaaray halka uu dilka ka dhacay,waxana la sheegay inay ka bilaaben goobta baaritaano inkasto an gacanta lugu soo dhigin raggi dilkaan geestay.

Col. Mahad C/raxmaan Aadan oo ah Taliyaha Saldhiga Booliska ee Baydhabo oo warbaahinta la hadlay waxaa uu dhankiisa sheegay inay ku raad joogan raggii dilkaan gestay,waxana uu inta ku daray in dilkaan ay uga shaki qabaan Al Shabaab.
_______
RBC Radio
Xafiiska Baydhabo

Use Facebook to Comment on this Post

Image may be NSFW.
Clik here to view.
Facebook
Image may be NSFW.
Clik here to view.
Twitter
Image may be NSFW.
Clik here to view.
Google+
Image may be NSFW.
Clik here to view.
Share


Viewing all articles
Browse latest Browse all 20124

Trending Articles