Ciidamada Amniga Puntland oo Qabtay 190 Malyan Sh Soomali ah.
Garoowe( RBC RADIO) Xili si xoogan loo adkeeyey Koontoroolada Gobolada Puntland kadib markii Wareegto kasoo baxday Wasaarada Maaliyada Puntland lagu mamnuucay in lacagaha Sh, Soomaliga ah aan loo...
View ArticleXubnihii Puntland uga qabgalay Shirkii isbadalka cimilada Soomaaliya oo...
Gaalkacyo[RBC Radio]Gaalkacyo waxaa maantay dib ugu soo labtay waftigii Puntland uga qaybgalay shirkii looga hadalayay Isbadalka cimilada Soomaaliya kaas oo ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Xarunta...
View ArticleXukuumadda Siilaanyo oo markii ugu horreysay ka hadashay Sicir-bararka Doollarka
Hargeysa(RBC):- Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horraysay ka hadashay qor-u-kac ku yimi qiimaha Lacagta Doollarka ah lagu sarrifo, kaasoo saameeyey qiimaha nolosha, ka dib markii ay kor u...
View ArticleDowlada oo ka hadashay halka uu marayo baaritaanka Meydad lasoo dhigay...
Muqdisho(RBC Radio) Xukuumada Soomaaliyaayaa ka hadashay halka uu marayo baaritaano ay ku hayaan sababaha ka danbeeyey meydadka dad badan oo lasoo dhigay wadooyinka magaalada Muqdisho xafiiska...
View ArticleDEG DEG :Qarax weyn oo Caawa ka Dhacay Saldhig ay Alshabaab ku leeyihiin...
Muqdisho(RBC Radio) Wararka naga soo gaaraya degmada Diinsoor ee gobolka Baay ayaa sheegaya in halkaas uu caawa ka dhacay qarax aad u weyn dadka ku sugan magaalada Diinsoor ayaa inoo xaqiijiyey in...
View ArticleSomalia: Prime Minister vows to retake Hudur and expresses sympathy for...
19 March 2013 Prime Minister vows to retake Hudur and expresses sympathy for murdered spiritual leader Press Statement His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon today said the government was...
View ArticleMidowga Reer Yurub oo Hawlgalka Amisom ugu Deeqay Lacago Dheeraad ah
Muqdisho (RBC Radio) Ururka Midowga Yurub ayaa lacago dheeraad ah ku kordhiyey qarashaadka ay ku bixiyaan ciidmada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Amisom Andrew Biasbosk oo ah madaxa horu marinta...
View ArticleAkari ka Tirsan Booliska Wadanka Kenya oo Lagu Dilay Magaalada Mandheera
Mandheera(RBC Radio) Wararka ka imaanaya magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi bari ee wadanka Kenya ayaa ku waramaya in halkaas xalay lagu dilay askari ka tirsan booliska wadanka Kenya,askariga yaa...
View ArticleFaah Faahino Dheeraad ah oo kasoo Baxaya Qaraxii Xalay Fiidkii ka Dhacay...
Diinsoor(RBC Radio) Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxay qarax xalay fiidkii ka dhacay magaalada Diinsoor ee gobolka Baay wararka ay Raxanreeb ka heleyso degmada Diinsoor ayaa sheegaya in qaraxa...
View ArticleWaxgaradka Gobolka Sh/dhexe oo ku Guuleystay iney isa soo Hor Fariisiyaan...
Jowhar(RBC Radio) Odayaasha dhaqanka gobolka Shabeelaha dhexe oo ku midoobay dallada dib u heshiisiinta iyo xalinta khilaafaadka beeelaha gobolkaas ayaa shaaca ka qaaday in 2 beelood oo walaalaha oo ku...
View ArticleAhlu Sunnada Koonfurta Soomaaliya oo Ku Baaqday inaan Maamul Goboleed loo...
Muqdisho(RBC Radio) Culima udiinka ahlu sunna ee gobolada Koonfureed ayaa si kulul u dhaleeceeyey maamul goboleedyada laga qaban qaabinayo dhismahooda deegaano kala gadisan oo ay ka mid yihiin...
View ArticleDEG DEG: Gen Yuusuf Indhacadde oo Goordhow Xabsiga Loo Taxaabay
Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacadde. Muqdisho (RBC) Ciidamada Midowga Afrika [AMISOM] ayaa goordhow xabsiga u taxaabay Yuusuf Maxamed Siyaad “Indhacadde” oo dawladii ku-meelgaarka ahayd ay u magacawday...
View ArticleIndian hostages freed by Somali pirates share their joy
Manesh, Arjun, Mithun, Stanley and Bipin, among 17 Indians held hostage by Somalian pirates for more than a year, share their joy on returning home at Thiruvananthapuram international airport on...
View ArticleAbdiaziz Abdinur Ibrahim speaks out about experience in jail
The journalist Abdiasis Abdinur Ibrahim freed on Sunday by the Somalia supreme court. Photo credit Abdalle Ahmed/Raxanreeb. Abdiaziz Abdinur Ibrahim speaks out about experience in jail where he was...
View ArticleEU to provide additional support of €33 million to AMISOM
NAIROBI- Today the EU has decided to provide additional support of €33 million to the African Union Mission in Somalia (AMISOM), which plays an essential role in securing the country on its path...
View ArticleDhibaatadda ay La Kulmayaan Ganacsatadda Soomaaliyed ee Koonfur Afrika oo si...
Britooriya[RBC Radio]Goobo badan oo ay ku ganacsanayey dad Soomaali ah ayaa boob logu gestay dalka K/afrika gaar ahaan magaaladda Britooriya. Magaaladda Britooriya waxaa ay kamitahay magaaloyinka sida...
View ArticleSomalia: Water Scarcity Affects Sool Region
Hargeisa — Hundreds of households in the disputed Sool area of the self-declared republic of Somaliland are facing a water shortage following poor rains, say officials. Both Somaliland and the...
View ArticleBoqor Raabi Yuusuf Oo Xamar Tagisteeda Awgeed Laba Sano Loogu Xukumay
Hargeysa (RBC)- Mid ka mida madax dhaqameedka ugu cad cad deegaanada Somaliland Boqor Raabi Yuusuf Cabdillaahi ayaa maanta maxkmada Hargeysa ku riday xukun ku siman laba sano oo xadhig ah. Boqorka ayaa...
View ArticleR/wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobe u Qaabilsan...
Muqdisho(RBC Radio) R/wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Shiirdoon Saacid ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Muqdisho wakiilka xoghayaha guud ee qaramada midoobe Baan kii moon u qaabilsan...
View ArticleDowlada Soomaaliya oo kulan la Qaadataya Hay’adaha Dalka ka Hawlgala
Muqdisho(RBC Radio) Wasaarada arimaha gudah ayaa kulan la qaadatay dhamaan hay’adaha aan dowliga ahyn ee NGOs-yada ee ka hawlgalada dalka Soomaaliya kulanka oo ka dhacay xarunta wasaarada arimaha...
View Article