BELEDWEYNE – Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka hawlgala illaa 1,000 askari oo ka tirsan ciidamada Jabuuti ee hoostaga AMISOM. /Sawirka Raxanreeb/ 21 Feb. 2013.
BELEDWEYNE- Inkastoo ciidamada Jabuuti ay gaareen Beledweyne mudo hadda laga joogo shan bilood kaliya, waxaa haddana sii kordhaya isdhexgalka iyaga iyo dadweynaha caadiga ah ee reer Beledweyne, taasoo loo aanrynayo inay sabab u noqotay amaanka Beledweyne ka hirgalay. /Sawirka Raxanreeb/ 21 Feb. 2013.

BELEDWEYNE- Askari ciidamada Jabuuti ka tirsan oo goor galab ah ku sugan faras magaalaha Beledweyne. / Sawirka Raxanreeb. 21 Feb. 2013.
BELEDWEYNE- Taliyaha ciidamada Jabuuti ee ku sugan Beledweyne Col. Cismaan Dubbad oo salaamaya dhalinyaro maqaayad shaah ku cabeysa ka soo horjeedka xerada Lama Galaay ee faras magaalada Beledweyne. Sawirka Raxanreeb/ 21 Feb. 2013.
BELEDWEYNE- Askarta reer Jabuuti waxaa ka mid ah tiro yar oo haween ah oo iyaguna qeyb ka ah hawlgalka militari ee Beledweyne ay u joogaan ciidamadu. Sawirka Raxanreeb/ 21 Feb. 2013.
BELEDWEYNE- Waa taliyaha ciidamada Jabuuti Col. Cismaan Dubbad oo deeq daawo ah gaarsiiyey isbitaalka guud ee Beledweyne. Waxaa hareerihiisa taagan dhakhaatiirta iyo maamulka isbitaalka Beledweyne. Sawirka Raxanreeb. 21 Feb. 2013.
BELEDWEYNE- Taliyaha ciidamada Jabuuti Col. Cismaan Dubbad oo deeq daawo ah gaarsiiyey isbitaalka guud ee Beledweyne. Waxaa hareerihiisa taagan dhakhaatiirta iyo maamulka isbitaalka Beledweyne. Sawirka Raxanreeb. 21 Feb. 2013.
BELEDWEYNE- Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka hawlgala illaa 1,000 askari oo ka tirsan ciidamada Jabuuti ee hoostaga AMISOM. Sawirka Raxanreeb/ 21 Feb. 2013
BELEDWEYNE- Saraakiisha ciidamada Jabuuti iyo masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Hiiraan oo wada lugeynaya bartamaha magaalada Beledweyne. Sawirka Raxanreeb/ 21 Feb. 2013.
BELEDWEYNE- Gudoomiye ku xigeenka amaanka gobolka Hiiraan Axmed Inji (bidix Soke) taliyaha ciidamada Jabuuti Col. Dubbad iyo Saraakiisha ciidamada Jabuuti iyo masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Hiiraan oo wada lugeynaya bartamaha magaalada Beledweyne. Sawirka Raxanreeb/ 21 Feb. 2013.
BELEDWEYNE- Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka hawlgala illaa 1,000 askari oo ka tirsan ciidamada Jabuuti ee hoostaga AMISOM./Sawirka Raxanreeb/ 21 Feb. 2013
BELEDWEYNE- Askar ka mid ah kuwa Jabuuti oo goor subax ah carruurta barakacayaasha Beledweyne u qeybinaya buskut. Dadkii ka barakacay fatahaadii wabiga ayaa weli daadsan daafaha magaalada kuwaasoo aan heysan cid taageerta. Sawirka Raxanreeb/ 21 Feb 2013.

BELEDWEYNE- Askari Jabuutiyaan ah oo ilaalo ka haya gagaarka deegaanka Ceel Jaalle ee u dhexeeya garoonka diyaaradaha Beledweyne iyo magaalada. Sawirka Raxanreeb/ 19 Feb. 2013.
BELEDWEYNE- Taliyaha ciidanka Jabuuti Col. Dubbad (dhexe) iyo saraakiil saxaafadda kula hadlaya magaalada Beledweyne. Sawirka Raxanreeb/ 21 Feb. 2013.
BELEDWEYNE- Taliyaha ciidamada Jabuuti Col. Cismaan Dubbad wuxuu Raxanreeb u sheegay in siyaasaddii ay kula dhaqmeen reer Hiiraan ay ahayd mid sinnaan ku sakeysan oo ay iska ilaaliyeen in qabiil iyo reer gooni ah ay wax ka dhageystaan. Sawirka Raxanreeb/ 21 Feb. 2013.
BELEDWEYNE- Taliyaha ciidanka Jabuuti Col. Dubbad (dhexe) iyo saraakiil ku wada sheekeysanaya xarunta taliska ciidankooda ka dib markii saxaafadda kula hadleen magaalada Beledweyne. Sawirka Raxanreeb/ 21 Feb. 2013.
BELEDWEYNE- Qaar ka mid ah rag iyo dumar askarta reer Jabuuti ee ku sugan Beledweyne oo ka qeybgalaya tababar dhanka xuquuqda dumarka ku saabsan. Sawirka Raxanreeb/ 21 Feb. 2013.

BELEDWEYNE- Askari ciidanka Jabuuti oo ilaalo ka haya duleedka magaalada Beledweyne, deegaanka Ceel Jaalle oo ku dhow garoonka diyaaradaha Beledweyne. Sawirka Raxanreeb. 21 Feb. 2013.
BELEDWEYNE- Taliye ku xigeenka guutada ciidamada Jabuuti ee ku sugan Hiiraan Major Ibraahim oo jeedinaya hadal ku saabsan ujeedada hawlgalka Jabuuti ee Beledweyne. Xagga dambe waxaa ka muuqda sawirada calanka Soomaaliya iyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Sawirka Raxanreeb/ 18 Feb. 2013.
__________________________________
*Sawirqaade: Cabdalle Muumin
RBC Radio- Beledweyne
Email; Cabdallemuumin2@gmail.com