Quantcast
Channel: Raxanreeb Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19588

Guddoomiyaha Gobolka Gedo oo ka warbixiyey ciidamo dhawan-gaaray Kismaayo

$
0
0

Garbahaaray[RBC Radio]Dhawaan magaaladda Kismaayo ee xaruunta gobolka Jubbada Hoose duleedkeda waxaa garay ciidamo boqoolal dhan kuwaasi oo  ka tagay Gobolka Gedo.

Guddoomiyaha gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil ayaa marki ugu horaysay kahadlay ciidamadaasi waxa ay yihiin iyo ujeedkooda tagitaan ee Kismaayo,Kiliil ayaa sheegay in ciidamadasi ay yihiin ciidamo dowladdu ay uu badashay gobolkaasi mana ahaa sidda u sheegay ciidamo  cabsida laga qabo ah.

“Ciidamada  garay Kismaayo waa kuwo dowladdu ay ubadashay halkaasi mana ahaa kuwo ah sida ay dadku uu dhigeen halkaasina uma aysan gariin inay dhib kasameeyaan”,ayuu yiri Kaliil.

Kiliil ayaa siddo kale hadalkiisa kusoo hadal qaday in ciidamadan ay ku socdeen dhulka waxdagal iyo isku hormidna ay saan la kulmin muddadi ay socdaalka ku jireen waxana uu intaasi raaciyay in ay san safarkooda ku marin deegaanada ay kooxda alshabaab ka arimiso,waxana uu caddeyay in ciidamadan ay ka warhaysay maamulka dowladda balse sidda uu sheegay maamulkii an dowladda ka tirsanen usan ogan karin waa sida uu hadalka uu dhigay.

Ciidamadaasi oo ahaa kuwo ku safray dhulka   ayaa gobolka ka dhaliyay cabsi la xiriirta inay isku dhacaan ciidamada maamulka gacanta ku haya magaalada Kismayo ee Xarunta Gobolka.

Warar kasoo baxay magalaadda Kismaayo xiligii ay ciidamadan garaan ayaa sheegayey in ciidamadan ay yihiin kuwo katirsan alshabaab lana doonayo in lugu qal qaliyo amniga magaaladda Kismaayo oo ay gacanta ugu jirto Ciidmada Kenaya ee ku jooga magaca AMISOM iyo ciidamada Raskanbooniyinta.
Wararka kasoo baxaya ciidamadasi ayaa lasheegay in hubkii ay wateen laga qaday lana geeyey garoonka diyaaradaha Kismaayo halksi oo ay kusugan yihiin Ciidmadi qabtay magaaladda Kismaayo.

Majiraan ilaa hada warar dhaftiisan guddoomiyaha gobolka Gedo uu ku adaan dhab ahanshiyaha Ciidamada halkaa garay iyo ujeedkooda inkasto ay ciidamadasi kabsi ku abuuren dadka deegaanka kuwaasi oo ka cabsi qaba dagaal ka dhaca magaaladda.
Arimahan ayaa yimiid kadib markii ciidamo an horay loo shaciin ay duleedka magaaladda Kismaayo dhoobteen kuwasi oo watay gaadid dagaal.

 

Iimaan Maxamed Jaamac
RBC Radio Xafiiska Wararka Gaalkacyo

Use Facebook to Comment on this Post

Share


Viewing all articles
Browse latest Browse all 19588

Trending Articles