Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20143

Xerro ay daganaayen barakacayaal oo ku basbeeshey dab kakacay iyo maamulka degmada Gaalkacyo oo halkaa garey[Sawirro]

Image may be NSFW.
Clik here to view.
Kamka oo uu dab baa bi'iyey

Kamka oo uu dab baa bi’iyey

Gaalkacyo[RBC Radio]Waxaa guud ahanba basbeeley aqaladii ka sameysana cooshadaha ee ku yaaley mid ka mid ah Xerro  ay ku noolaayen  dadka barakacayaasha ah ee ku nool magaaladda Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Dabka ka kacay xerradaan  ay ku hoyan jireen boqolaalka dadka ah kuwa soo barakacay iyo qoysaskale oo danyar ah ayaa ka danbeysey inuu dab qabsado kadib markii uu dabka qabsadey mid ka mid ah aqalo ka sameysnaa cooshado iyo kartoomo,waxana ilaa shaley galinkii dannbe holcaya qeybhii ugu danbeeyey ee aqaladii ku yaaley xerrda .

Habeenkii xaley sida ay sheegeyn qeybo ka mid ah qoysaskii dagana xerradaasi  waxaa ay ku baryeen oo ay dukaashaden darbiyadda xaafaddaha ka agdhow kaamka.

Barqadii maantey ayaa waxaa xerreda gaarey maamulka degmada Gaalkacyo ee Puntland oo uu horsocdo duqa demaga Gaalkacyo Axmed Cali Salaad iyo ku-xigeenkiisa.

Axmed Cali Salaad ayaa boqoshadiisa uu ku gaarey xerradaas  uu dabku baa bi’iyey waxaa uu garsiiyey qoysaskii dagana ee xiliga banaanka dhooban xoogga cuno ah oo ay nafta ku qabtaan maadama aysan horey waxba u heysan.

Image may be NSFW.
Clik here to view.
Duqa degmada Gaalka Axmed Cali Salaad

Duqa degmada Gaalka Axmed Cali Salaad

Duqa ayaa qeylo dhaan ka direy masiibada ku habsatey dadka daganaa xerradaan  oo lugu magacaabo Buulo-kontoraal,waxana Axmed Cali Salaad uu baaq udirey hay’addaha ku shaqada leh caawinta dadka bara-kacayaasha ah inay sida ugu dhaqsiyaha badan usoo gaarn dadka uu dabku aafeeyey.

…”"‘Waxaa muuqa oo ad u jeedan dhibaatadan halkan ka dhacdey,iyo dadka intaa tiradda la’eg ee banaanka dhooban,mana heystaan hooy ay kaga gabadaan qoraxdda,waxana ugu baaqaya inay sida ugu dhaqsiyaha badan dadka usoo gaaran hay’addaha ka shaqeeya arrimaha bini’aadantinimada oo yeesan firsan dhibaatadda halkaa ka dhacdey ee masiibadda ah…”"”ayuu yiri duqa degmada Gaalkacyo.

Qooysaskaan ku guryo beeley dabkaan ka kacay xerradaan  Buulo-kontarool ayaa intooda badan ka cawdey dadbkaan cayreeyey,waxana ay cod sadeen in wax lala soo gaaro,iyagoona baaq u direy bulshada Soomaaliyed iyo hay’addahaba.

Ma ahaa markii ugu horeysey oo uu dab ku guryo beeliyo boqolaal barakacayaal ah xerrooyin   ku yaala guddaha magaaladda Gaalkacyo,balse waxaa jirta in marar badan ay sidaan oo kale uu dab uga kaco kaamamka barakacayaashu daganyihiin.

Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_7217

 

Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_7219

Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_7235

Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_7238

Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_7261

Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_7266

 

Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_7224

Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_7226

 

Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_7229

Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_7233

Iimaan Maxamed Jaamac
Deegaan1994@gmail.com
RBC Radio
Xafiiska Gaalkacyo

Use Facebook to Comment on this Post

Image may be NSFW.
Clik here to view.
Share


Viewing all articles
Browse latest Browse all 20143

Trending Articles