SOMALIA: Technical Committee on Somalia Media Law says Media law will...
The Technical Committee on Somalia Media Law held its regular meeting in Mogadishu today 22 August 2013 to review the media law. Representatives included the Deputy Minister of Information, Posts,...
View ArticleSOMALIA: Somali Government condemns Swedish politicians attack and exonerates...
Ahmed Ali Jim’ale former chairman of Barakat Bank Mogadishu, August 22, 2013 – Council of Ministers meeting chaired by His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon today condemned the attack...
View ArticleDanta Garawso. W/T Axmed Caraf Fanax Jinayare
Gabaygii danta garawso Axmed Caraf Fanax Jinayare fanax003@gmail.com Agoosto 22 2013 Deelleyda maansada beryahan kuma dadaalayne Markaasne daayaba dad baa iigu soo dirine Aan dabeebto gabaygaygu waa...
View ArticleXanuunka Laabjeexa oo loohelay hab ka duwan habkii horey loogu isticmaalijiray
Xanuunka Laabjeexa oo loohelay hab ka duwan habkii horey loogu isticmaalijiray Dr. Abdikafi Mohamed Hessein (Dr.Garyare) Abdikafi Mohamed Garyare Cudurka laabjeexa : Dr.Abdikafi Mohamed Hessein...
View ArticleHadal ay Dhowaan Jeedisay Wasiir Maryan Qaasim oo Buuq Weyn Dhaliyey...
Muqdisho (RBC) Wasiirka adeegga bulshada Drs Maryan Qaasim ayaa toddobaadkii hore mar ay shir jaraa’id qabatay waxay ka hadashay falalka kufsiga ah ee ka dhanka ah dumarka ee ka dhaca Muqdisho kuwaasoo...
View ArticleBooliska magaalada Mombasa ee dalka Kenya oo heegan buuxa la galiyey
Mombasa{RBC} Dowladda Kenya ayaa heegan buuxa galisay ciidamadeeda amniga magaalo xeebeedka Mombasa ee dalkaas,Saraakiisha ciidamada dalka Kenya ayaa sheegay iney ka war heleen warar sheegaya in...
View ArticleAMISOM iyo Alshabaab oo guulo ka kala sheegtay dagaalo ku dhexmaray gobolada...
Muqdisho{RBC} Alshabaab iyo taliska ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa guulo ka kala sheegtay dagaalo ku dhexmaray gobolada dalka,afhayeenka dhanka hawlgallada u qaabilsan...
View ArticleDowladda oo Ajaanibta dalka Imaanaya ugu baaqday iney isa soo diiwaan...
Muqdisho{RBC Radio} Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqday Ajaanibta dalka soo galaya iney dowladda lasoo xiriiraan isla markaane ay isdiiwaan galiyaan si dowladdu ay u ballan nqaado...
View ArticleWada-hadalladii Jubbaland iyo DFS oo wali qodobo la isku diidan yahay ,...
Addis Ababa[RBC Radio]Magaaladda Addis Ababa ee xarunta dalka Ethopia waxaa wali ka socdda wada-hadall dhawaanahanba u socdey dowladda faderaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland,waxana lugu doonayey...
View ArticleSOMALIA: Government wants foreigners arriving the country to be registered
By Abdalle Ahmed Mogadishu (RBC) The Federal Government of Somalia has ordered all foreigners arriving Somalia to contact to the interior and security ministry to be registered for their security after...
View ArticleWasiirka gaashaandhigga Soomaaliya iyo wafti uu hogaaminayo oo maanta booqday...
Sh/hoose{RBC Radio} Wasiirka gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta booqday fariisimo ay ciidamada dowladda federaalka iyo...
View ArticleDEG DEG: Qarax lagu fashiliyay Garoowe.
Garoowe (RBC RADIO) Waxaa goor dhawayd Ciidanka Miina Baarista ee Puntland ay fashiliyeen Wax lagu soo riday Wal-Xaha Qarxa oo la dhigay meel u dhaw Guriga Madaxweynaha Puntland Dr C/raxmaan faroole...
View ArticleTaliska Ciidanka ee Gobolka Nugaal oo ka waramay Qaraxii goor dhaweyd lagu...
Garoowe (RBC RADIO) Taliyaha Qaybta Gobolka Nugaal C/Raxmaan Xaaji Abshir oo la hadlayay Saxaafada Gudaha ayaa sheegay 5tii Galabnimo ee Maanta ay dad dagan Xaafada 1da Augost kusoo wargeliyeen in ay...
View ArticleDEG DEG: Wada-hadallkii DFS iyo Jubbaland oo qoddobo lugu heshiyey
Addis Ababa [RBC Radio]Warar goor dhawed anuu ka heleno shir magaaladda Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia ugu socdey dowladda faderaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland ayaa soo sheegaya in...
View ArticleSOMALIA: The Case of the Somali Federal Government
Tunnel Vision: The Case of the Somali Federal Government Nur Bahal hildiid@gmail.com August 23 2013 OPINION In a country where a tediously protracted civil war has been raging for the last 23 years;...
View ArticleSoomaalidii way doorsoontay! W/Q Cabdifataax Xasan Cirguje
Soomaalidii way doorsoontay! Cabdifataax Xasan Cirguje Cirguje1986weeye@hotmail.com Agoosto 24 2013 Soomaalidu waxay lahayd dhaqan suuban oo diinta Islaamka waafaqsan, oo markaad taariikhda dib...
View ArticleKooxo Hubaysan oo Muqdisho ku toogtay mid kamid ah Ergadii Saxiixday...
Muqdisho{RBC Radio} Kooxo hubaysan ayaa xalay fiidkii magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ku toogtay mid kamid ahaa Ergadii Saxiixday Dastuurka Soomaaliya,rag bistoolado ku hubaysan ayaa...
View ArticleDFS oo cadaasis lugu saarey inay ka tanaasusho qoddobo ay hor dhigtey...
Addis Ababa [RBC Radio]Wararka ka imaanaya magaaladda Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia oo uu wali kasocdo wada-hadall u dhaxeeya dowladda faderaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland,waxana...
View ArticleMaamulka magaalada Marka oo dowladda ugu baaqay iney qaaddo Isbaarooyinka...
Marka{RBC Radio} Maamulka magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha hoose ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya iney gacan weyn ka geysato sidii Isbaarooyinka faraha badan ee yaalla gobolkaas loo...
View ArticleR/wasaaraha dalka Japan oo maanta lugu waddo inuu gaaro dalka Jabuuti
Raysul wasaaraha Japan, Shinzo Abe Jabuuti[RBC Radio] R/wasaaraha Japan Shinzo Abe ayaa lugu wadda inuu maantey bilaabo socdaal muddo qadan doono kasoo uu ku mari doono dalal dhoor ah oo ku yaala...
View Article