Maamulka Gobolka Baay oo Daboolka ka Qaaday inuu Duulaan ku yahay Deegaanada...
o(RBC Radio) Maamulka gobolka Baay ayaa sheegay iney alshabaab ka saarayaan degmooyinka Diinsoor biyo Ufurow ee gobolkaas oo ay hada ku sugan yihiin gudoomiyaha cusub ee maamulka gobolka gobolka...
View ArticleDEG DEG: Dab aad u Xooggan oo Goordhow ka Kacay Goob Ganacsi oo ku taala...
+Muqdisho(RBC Radio) Wararka Naga soo Gaaraya Xaafada Kalluunka ee degmada Dharkeynley ee gobolka Banaadir ayaa ku waramaya in halkaaas uu ka kacay dab aad u xoog badan wararka ayaa ku waramaya in...
View ArticleKooxo Hubeysan oo Muqdisho ku Toogtay Askari ka Tirsanaa Ciidamada Ilaalada...
Muqdisho(RBC Radio) Kooxo Bistoolado ku hubeysan ayaa maanta xaafada Towfiiq ee degmada Yaaqshid ku toogtay askari ka tirsanaa ciidamada ilaalada wadooyinka ee Taraafikada xili uu kusoo jeeday...
View ArticleDiyaarada Ethiopia Airlines oo Duulimaadyo ka Bilaabeysa Magaalada Muqdisho
Muqdisho(RBC Radio) Dowlada Itoobiya ayaa sheegtay iney dib usoo celineyso duulimaadyadii ay diyaarada Ethiopian Airline ku imaan jirtay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya safiirka dalka...
View ArticleGudoomiyaha Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo Maanta Kulan la Qaatay...
Muqdisho(RBC Radio) Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Max’ed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta kulan la qaatay gudiyada baarlamaanka Soomaaliya kulanka gudooonku uu la yeeshay -ka gudi ee...
View ArticleMaxkamada Sare ee Dalka oo Laashay Xukunkii Wariye C/casiis Dibna Xoriyadiisa...
Muqdisho (RBC Radio) Kiiska wariye C/casiis C/nuur Koronto oo muddo bilaha ah soo jiitamayey ayaa waxaa maanta go’aan kama danbeys ah ka gaartay maxkamada sare ee dalka fadhiga maxkamada maanta ayaa...
View ArticleDuqa Garoowe: Amniga Magaalada waa in lagu soo celshaa kalsoonidii lagu qabay.
Garoowe (RBC RADIO) Duqa Degmada Garoowe ahna Gudoomiyaha Golaha Deegaanka C/Casiis Nuur Cilmi Koor wuxuu sheegay in ay tahay waajib saran Shacabka iyo Ciidanka amniga in lasoo celsho kalsoonidii...
View ArticleSomalia: President Hassan congratulates the newly appointed Chinese Premier...
Press Release SOMALI PRESIDENT CONGRATULATES THE NEWLY APPOINTED CHINESE PREMIER LI KEQIANG. Mogadishu, 16 March 2013 President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, congratulates the newly appointed...
View ArticleAl Shabaab oo Dib u Qabsatay Degmada Xudur ee Gobolka Bakool
Baydhabo (RBC) Wararka naga soo gaaraya degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa sheegaya in kooxda Al Shabaab ay maanta dib ula wareegeen magaaladaasi ka dib markii saaka ay isaga bexeen ciidamada...
View ArticleXasan Ciise: Madaxweynaha Somalia Ayaa Shirka London Gudoominaya Somaliland...
Madaxweyne ku xigeenkii ugu horeeyey ee Somaliland Md Xasan Ciise Jaamac Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing! Hargeysa (RBC)- Madaxweyne ku xigeenkii ugu...
View ArticleSomalia frees journalist held for reporting on rape
Mogadishu: Somalia’s Supreme Court on Sunday freed a reporter imprisoned for interviewing a woman who alleged she had been raped by soldiers, in a case that has sparked widespread international...
View ArticleWasiirkii Qorshaynta Puntland oo xilkii wareejiyay sheegayna in uu isu soo...
Garoowe( RBC RADIO) Wasiirkii qorshaynta iyo Iskaashiga caalamiga ee Dowlada Puntland Daa’uud Maxamed Cumar (Bisle) ayaa sheegay in uu kaalin ka qaadan doono isu soo dhaweynta Dowlada DFS iyo...
View ArticleHoggaanka Xisbiga KULMIYE oo cayimay waqtiga qabsoomidda Shirweynohooda oo...
Hargeysa(RBC):- Hoggaanka Xisbiga muxaafidka Somaliland ah ee KULMIYE, ayaa caawa shaaca ka qaaday in dib loo dhigay shirweynihii Xisbigaas ooh ore ugu muddaysnaa in la qabto bishan Marso ee aynu ku...
View ArticleRa’iisal Wasaaraha oo soo dhoweeyey sii deynta Weriye Cabdicasiis
March 17, 2013:… Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa soo dhoweeyey sii deynta weriye Cabdicasiis Ibraahim Koronto oo in muddo ah ku jiray...
View ArticleDHACDO LA YAAB LEH: Nin Ka Been Abuurtay Ciidamada Nabadsugida oo Muqdisho Ku...
Muqdisho (RBC) Ciidamada Nabadsugida Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo qabtay nin isku sheegay inuu ka tirsan yahay ciidamada nabadsugida kaasoo maanta xaafad ku...
View ArticleSomalia: Prime Minister welcomes release of journalist and pledges judicial...
17 March 2013 Prime Minister welcomes release of journalist and pledges judicial reform will continue His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon today welcomed the decision by the Supreme Court...
View ArticleSomalia: NUSOJ welcomes release of the journalist Abdiasis Abdinur Koronto
Somali Journalists welcome the release of the Somali Journalist after spending 66 days in Prison Mogadishu, 17 March, 2013 The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) welcomes the release of the...
View ArticleKulan Xasaasi ah oo ay ka wada Qayb-galeen Madaxda ugu Saraysa dalka oo xalay...
Muqdisho(RBC Radio) Kulan ay ka wada qayb galeen 3-da masuul ee ugu sareeya dowlada federaalka Soomaaliya iyo golaha wasiirada xukuumada Soomaaliya ayaa xalay lagu qabtay xarunta madaxtooyada...
View ArticleAlshabaab oo sheegay in dib ula Wareegida Xudur ay Dhabbaha u Xaareyso iney...
Bakool(RBC Radio) Ururka alshabaab ayaa daboolka ka qaaday in la wareegida magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool ay albaabka u fureyso iney guud ahaan la wareegaan deegaanada kale ee gobolada...
View ArticleGen. Indha-cadde oo ku Baaqay in Laga Hortago Hub uu Sheegay in lagu kala...
Muqdisho(RBC Radio) Gen. Yuusuf Max’ed Siyaad Indha-cadde oo ka tirsan saraakiisha ugu saraysa ciidamada milateriga dowlada Soomaaliya ayaa ku baaqay in laga hortago hubka sida sharci darrada ah loogu...
View Article