Maxkamadda Xuquuqda Aadanaha ee Midowga Yurub oo gabar Soomaali ah u xukuntay...
Malta[RBC Radio]Gabar Soomaaliyed oo muddo ku nooled jasiirada Malta ayaa war kasoo baxay maxkamadda Xuquuqda Aadanaha ee Midowga Yurub waxaa loo xukumey in la siiyo kumanaan kun oo doolar oo magdhow...
View ArticleDEG DEG:Sargaal ka tirsan hay’adda cilmi baarista iyo hormarinta ee PDRC oo...
Gaalkacyo[RBC Radio]Magaaladda Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa caawa kooxo hubeeysan ay ku dileen sargaal ka tirsanaa hay’adda cilmi baarista iyo hormarinta ee PDRC. Dilkaan ayaa la sheegey...
View ArticleSoomaaliya waa beec ee imisaa lagu iibinayaa? W/Q Muna Abshir Abdi
Soomaaliya waa beec ee imisaa lagu iibinayaa (arimaha badda IWM)? Muna Abshir Abdi Munadecent@hotmail.co.uk Luulyo 24 2013 Baddenu waa 350 mayl (nautical mile) ee ma aha 12 mayl Qof kasta oo aqrista...
View ArticleAan Duminno Dawladda Xamar. W/Q F. Hiirane
Aan Duminno Dawladda Xamar F. Hiirane fahiira@gmail.com Luulyo 24 2013 Aan shir jaraa’id qabanno oo aan dhaleecayno Xukuumadda , ayuu igu yiri , waxaan ku iri yaan u sheegaynaa dhaliilaha ? wuxuu...
View ArticleMadaxweyne Xasan SH oo ka jawaabay eedaha la xiriira in dowladdu ay amniga ka...
Muqdisho(RBC) Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa ka jawaabay eedo isa soo tarayey oo maalmahan loosoo jeedinayey dowladda uu hogaaminayo kuwaas oo la xiriira in dowladdu...
View ArticleAbu Muscab:Madixii CIA-da Maraykanka u qaabilsanaa bariga Afrika wuxuu u...
Sh/h(RBC Radio) Alshabaab ayaa shaaca ka qaaday inuu geeriyooday Sarkaal ay dhawaan sheegeen iney ku dhaaweceen qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee ay ku qaadeen Kolonyada gaadiidka AMISOM inta u dhaxaysa...
View ArticleMadaxweyne Xasan SH oo Odayaashii dhaqanka ee baarlamaanka soo xulay la...
Muqdisho(RBC Radio) Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan SH Maxamuud ayaa xalay Muqdisho ku casuumay odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay mudanayaasha baarlamaanka...
View ArticleDowladda oo sheegtay iney wax ka qaban doonto Diyaaradaha Duqoobay ee dalka...
Muqdisho(RBC Radio) Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday iney go’aan ka qaadan doonto isticmaalka diyaaradaha Duqoobay ee aan adeegsiga galin ee xiligan ka shaqeeya dalka,mudanayaasha...
View ArticleTaliyaha Nabad sugidda Sh/hoose oo ka warbixiyey dhaawac loo geystay,kana...
Taliyaha ciidamada nabad sugidda gobolka Shabeelah a hoose ayaa ka warbixiyey dhaawac dhawaan loogu geystay deegaanka Lambar 50 ee gobolkaas,Col. C/rashiid Ibraahim Catoosh taliyaha nabad sugidda...
View ArticleShacabka Soomaaliyeed waxaa u fiican in u dalka yeesho Madaxweyne ku Xigeen....
Shacabka Soomaaliyeed waxaa u fiican in u dalka yeesho Madaxweyne ku Xigeen Dahir Mohammed Sheikh ahirms@gmail.com Luulyo 24 2013 Dahir Mohammed Sheikh July 1, 1960: Waa markii Soomaaliya Xornimada...
View ArticleDEG DEG:Qarax Khasaaro geystay oo lala eegtay mudanayaal baarlamaanka ka...
Muqdisho(RBC Radio) Qaraxa aad u xooggan oo lala eegtay gaari uu watay mudane ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa goor dhaweyd ka dhacay degmada Xamarweyne eemagaalada Muqdisho,qaraxa...
View ArticleMudanayaasha baarlamaanka federaalka oo ansixiyey heshiiska Caalamiga ah ee...
Muqdisho(RBC Radio) Mudanayaasha baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo kulank ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa meel mariyey heshiiska Bahwadaagta”...
View ArticleWasiirka Arimaha gudaha iyo amniga Qaranka Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed...
Muqdisho(RBC Radio) Mudanayaasha baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa u yeeray wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda federaalka Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed si ay su’aalo uga...
View ArticleWasiirka Wasaarada Caafimaadka Puntland: Ololihii Shanaad ee ka hortaga...
Garoowe (RBC RADIO) Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr Cali C/laahi warsame ayaa sheegay in wasaaradiisu ay qaban doonto Ololihii 5naad ee looga hortagayay Cudurka Qatarta ah ee Dabeysha kaasoo ka...
View ArticleMadaxweyne Xassan “Waxaan shirka Brussels ka sugeynaa inuu xasilinta iyo...
Muqdisho, 24 July 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qeybgalay shir ay diblomaasiyiinta beesha caalamka isagu yimaadeen Muqdisho oo looga...
View ArticleWasiirka Warfaafinta Puntland Eng.Maxamuud Caydiid oo xilka laga qadey loona...
Garoowe[RBC Radio] Digreeto kasoo baxdey maantey xafiiska madaxweynaha Puntland Dr,Cabdirixmaan Faroole ayaa waxaa isbadal lugu sameyey labo wasaaradood oo katirsan wasaaraddaha Puntland,taaso...
View ArticleGolaha wakiilada Puntland oo ansixiyay in dib loogu noqdo Nidaamkii...
Garoowe (RBC RADIO) Golaha wakiilada Puntland ayaa maanta Meel mariyay in Dib loogu noqdo Nidaamka Hab-beeleedka oo 14kii sano ee tagay ay Puntland kusoo dhaqmeesay kadib markii meesha uu ka baxay...
View ArticleWasaarada Warfaafinta Puntland oo Wasiir Cusub loo soo Magacaabay.
Garoowe (RBC RADIO) Wareegto kasoo baxday Madaxweynaha Puntland ayaa Maanta Xilka Wasaarada Warfaafinta loogu magacaabay Abwaan Axmed Sheekh Jaamac kadib markii isla maanta wasiirkii Wasaaradaasi...
View ArticleDuqa degmada Gaalkacyo”Cadow nacas ah oo diinta ku marmarsooda ayaa laaya...
Col. Axmed Cali Salaad Duqa degmada Gaalkacyo Gaalkacyo[RBC Radio]Duqa degmada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug Col. Axmed Cali Salaad oo ka hadley dil xaley magaaladda Gaalkacyo loogu geestey...
View ArticleMadaxweyne Xassan SH oo Dhul ka Siiyey Muqdisho Midowga Yurub (Sawirro)
Muqdisho, 24 July 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii dhul bixinta guddoonsiiyey Nick Westcott oo ah Agaasimaha guud ee Afrika ee...
View Article