Afhayeenka Puntland: Shirka London Puntland ka qayb gali meyso.
Garoowe (RBC RADIO) Afhayeenka Dowlada Puntland Axmed Cumar xirsi (Libaax Joore) oo la hadlayay Saxaafada Gudaha ayaa sheegay in Puntland Marnaba aysan u cuntameyn ka mid noqoshada shirka London...
View ArticleSuxafiyiinta Puntland oo Cambaareeyey Tacadiyada lagula koco Wariye-yaasha...
Garoowe (RBC RADIO) Shirjaraa’id ku saabsan cambaarayn tacadiyaadka lakula kaco warfidyeennada Puntland iyo talo-soojeedin. Garowe, 30, April – Maantay oo taariikhdu ku beegantahay 30-ka April,...
View ArticleWaddooyinka Muqdisho oo Maalintii Labaad Xiran Iyo Hawlgal Ballaaran oo Socda
Muqdisho(RBC Radio) Maanta maalintii labaad ayaa waxaa xiran inta badan wadooyinka magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya,ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa gaaf wareegaya wadooyinka waaweyn ee...
View ArticleMaamulka gobolka Banaadir oo ka hadlay xirnaanshaha wadooyinka Muhimka ah ee...
Muqdisho(RBC Radio) Maamulka gobolka Banaadir ayaa ka hadlay xirnaanshaha inta badan wadooyinka magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Maxamed Yuusuf Cismaan oo...
View ArticleGuddiga Hawlaha Guud Ee Baarlamaanka oo Dhaliilay Qaabka Loo Wajahay...
Muqdisho(RBC Radio) Gudiga hawlaha guud ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul u dhaleeceeyey habka ay dowladu Muqdisho uga wado hawlgalka lagu suganayo amniga caasimada,gudoomiyaha gudiga hawlaha...
View ArticleMukhtaar Roobow, Xasan Daahir Aweys Iyo Rag Kale oo Si Ba’an u Weeraray Axmed...
Baraawe (RBC) Bayaan ay soo saareen hogaamiyaal sar sare oo ka tirsan kooxda Al Shabaab ee hadda khilaafku weyn uu ka dhex taagan yahay ayaa si kulul u weeraray hogaamiyaha kooxda Axmed Cabdi...
View ArticleAlshabaab oo wacad ku maray iney u aar gudayaan 13-kii ruux ee shalay lagu...
Muqdisho(RBC Radio) Afhayeenka guud ee ururka alshabaab ayaa si kulul u cambaareeyey dilkii shalay magaalada Boosaaso lagula fuliyey 13 ruux oo maamulka Puntland uu sheegay iney ka tirsanaayeen...
View ArticleR/wasaare Saacid oo Shaqaalaha Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aaddan...
Muqdisho(RBC Radio) R/wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Shiirdoon Saacid ayaa hambalyo ku aaddan maalinta 1-da May ee shaqaalaha adduunka u diray shaqaalaha Soomaaliyeed ee qaybta ka ah...
View ArticleHaweeney xirneed walxaha qarxa oo dooneysay iney isku qarxiso shirka Kismaayo...
Kismaayo(RBC Radio) Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose ayaa ku waramaya in ciidamada AMISOM iyo kuwa maamulka kumeelgaarka ah ee gacanta ku haya magaalada...
View ArticleSomalia: Al Shabab in Somalia vows to revenge for 13 people executed in Puntland
By Abdalle Ahmed BARAWE (RBC) Somalia’s militant group of Al Shabab has vowed on Wednesday that it will launch vengeance attacks in the northeastern region of Somalia of Puntland for executing 13 Al...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sh. oo sheegay in maxkamad la horkeenayo Maraakiibta...
Muqdisho(RBC Radio) Madaxweynaha dowlada Soomaaliya ayaa digniin u diray Maraakiibta shisheeye ee dhibaatada ka wada xeebaha Soomaaliya madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daboolka ka qaaday in hada...
View ArticleXaalad kacsanaan ah oo laga dareemayo Sportska Gobolka Nugaal iyo Wasiirka...
Garoowe (RBC RADIO) Xaalad Kacsanaan ah ayaa indhawaaleba ka jirtay Cayaaraha Kubada Cagta ee gobolka Nugaal kadib markii uu is qabqabsi iyo muran aan dhamaan uu ka dhax dhashay Maamulka Cayaaraha...
View ArticleCECAFA encourages peace in Darfur, thinks about Somalia
AL FASHIR, KORDOFAN (RBC) The council of east and Central Africa football associations (CECAFA) is taking this year’s CECAFA Kagame club cup to the war-ravaged Sudanese regions of Darfur and Gordofan...
View ArticleSomalia: Mogadishu roads blocked on the second day
By Abdi Muse MOGADISHU (RBC) residents in Somalia’s capital, Mogadishu face blocked roads in the second day amid heavy security operations, RBC Radio reports. Hundreds of Somalia government security...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sh. oo hambalyo u diray Shaqaalaha Soomaaliyeed
Muqdisho(RBC Radio) Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya ayaa shaqaalaha Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aaddan maalinta 1-da May ee shaqaalo weynaha adduunka,Xasan Sheekh Maxamuud madaxweynaha...
View ArticleSomalia: International Workers’ Day not celebrated in Mogadishu
By Malyun Ali MOGADISHU (RBC) Despite most of Somalia government workers in Mogadishu are taking their holiday to mark the International Workers’ Day there are no meetings to celebrate the day in the...
View ArticleFaahfaahin: Weerar Al Shabaab Ku Qaaday Garoonka Diyaaradaha Kismaayo
Kismaayo (RBC) Faahfaahin ayaa ka soo baxaysa weerar saaka lagu qaaday garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo halkaasoo iska horimaad uu ku dhexmaray ciidamada dawlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee ku...
View ArticleAMISOM closes radio station in central Somalia, confiscate equipment and...
BELEDWEYN (RBC) The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) condemns the shutdown of radio Station in the central Somalia town of Beletwein on Wednesday morning by AMISOM Djiboutian contingent in...
View ArticleCiidamada Amisom Ee Beledweyne oo Xiray Idaacad Xabsigana Dhigay Wariyayaal
Beledweyn (RBC) Ciidamada Jabuuti ee ku sugan magaalada Beledweyne oo qeyb ka ah hawlgalka Amisom ayaa maanta xiray idaacadda Codka Bartamaha ee magaalada Beledweyne iyagoo xabsiga dhigay labo wariye...
View ArticleSomalia: Kismayo security forces arrest a woman in connection to failed...
By Abdi Muse KISMAYO (RBC) Security forces in Kismayo, a southern Somalia port town have arrested a woman alleged on suicide bomb attempt on Wednesday in Kismayo, officials said. The spokesman of...
View Article