SOMALIA: Puntland’s suspended local elections
Puntland’s suspended local elections Liban Ahmad libahm@gmail.com OPINION The decision of Puntland administration to suspend local elections has been described as courageous . It is a courageous...
View ArticleAlshabaab oo sheegtay iney Jubada hoose ku dileen 17 askari oo AMISOM ah
Kismaayo(RBC Radio) Alshabaab ayaa sheegtay iney weeraro shalay ka dhacay gobolka Jubada hoose ay ku dileen 17 askari oo ka tirsan hawlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM,afhayeenka dhanka...
View ArticleAMISOM oo sheegtay in weerarkii Qarax ee Kismaayo lagula eegtay uusan hakin...
Muqdisho(RBC Radio) AMISOM ayaa sheegtay inuusan waxba u dhimi doonin hawlgalka ay ciidankoodu ka hayaan magaalada Kismaayo qaraxii shalay ciidan ka tirsan AMISOM lagula eegtay...
View ArticleMaamulka Banaadir oo sheegay iney cadaaladda horkeeni doonaan kooxihii...
Muqdisho(RBC Radio) Maamulka gobolka Banaadir ayaa si kulul u dhaleeceeyey dilkii shalay Maqribkii Muqdisho loogu geystay Alla ha u naxariistee Raxmo Maxamed Daahir oo ahayd gudoomiye ku xigeenkii...
View ArticleReer Puntlanow NABAD baa naas lanuugo leh!!. W/Q Xassan Muuse Nuux
Reer puntlanow NABAD baa naas lanuugo leh!! Xassan Muuse Nuux abuxassaan22@gamail.com Luulyo 18 2013 Marka hore ilaah baa mahad oo dhan iska leh marka xigta nabigeena naxariis iyo nabdgaliyo kor kisa...
View ArticleSOMALIA: Federalism and Somalia. By Aden Hire
Federalism and Somalia Aden Hire hire01@yahoo.ca July 18, 2013 OPINION Federalism is a governance system whereby power of distribution is divided between federal (national) and state (local)...
View ArticleSOMALIA: Zakaria Calls UN Allegations Against Him False
Press Statement: Zakaria Calls UN Allegations Against Him False Zakaria M Haji Abdi I am outraged at what has been published about me, Zakaria M Haji Abdi, on 17th July 2013 by Reuters. I categorically...
View ArticleTaliska AMISOM oo sheegay iney ka war hayaan bixitaanka ciidanka...
Taliska AMISOM ayaa shaaca ka qaaday iney kasii war hayeen ka bixitaanka ciidamada dowladda Ethiopia ee magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay,afhayeenka ciidamada nabad ilaalinta midowga Afrika ee...
View ArticleDariiqooyin Muhiim ah oo kuu Fududaynaya Xifdinta Qur’aanka Kariimka ah. W/Q...
DARIIQOOYIN MUHIIM AH OO KUU FUDUDAYNAYA XIFDINTA QUR’AANKA KARIIMKA AH Dr Hassan Ahmed Ali mattaan007@googlemail.com Luulyo 18 2013 Walaalka/walaasha muslimka ahow, waxaad ogtahay fadliga weyn ee...
View ArticleHormuud Foundation oo maanta deeq lacageed gaarsiisay Kun Carruur Agoon ah oo...
Muqdisho(RBC Radio) Hay’adda Hormuud Foundation ee shirkadda Isgaarsiinta Hormuud qaybteeda Samafalka ayaa maanta deeqo lacageed gudoonsiisay Kun Carruur Agoon ah oo ku nool magaalada Muqdisho ee...
View ArticleGudoomiye ku xigeenka baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad iyo wafti...
Muqdisho(RBC Radio) Waftigii ka socday baarlamaanka Soomaaliya ee muddooyinkan ku safarka ku joogay wadanka Ingiriiska ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda...
View ArticleMinnesota: Qaar kamid ah jaaliyadda Puntland ee ku nool Minneapolis oo ka...
Use Facebook to Comment on this Post
View ArticleGolaha Wasiirada: Heshiiskii Dawladda Soomaaliya iyo Somaliland oo ay...
War-saxaafadeed Afhayeenka Xukuumada Ridwaan Xaaji Cabdiwali Muqdisho July 18, 2013—-Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana...
View ArticleMadaxweyne Xasan SH oo shuruud ku xiray sii daynta SH xasan Daahir iyo...
Muqdisho(RBC Radio) Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya mudane Xasan SH Maxamuud ayaa shuruud ku xiray sii daynta SH Xasan Daahir Aweys oo muddo dhowr Todobaad ah gacanta ugu jira dowladda...
View ArticlePuntland way Dhaqaaqday. W/Q Yuusuf Omar
PUNTLAND WAY DHAQAAQDAY Yuusuf Omar Mashruuc5@hotmail.com Luulyo 19 2013 Burburkii dawladii dhexe ee soomaaliyeed iyo dagaaladii sokeeye ee dalka ayaa sababay in dagmooyinkii iyo gobaladii dalku kala...
View ArticleDiricnimada Kenya iyo Doqonimada Soomaalida!. W/Q Abukar Awale (qaad Diid)
DIRICNIMADA KENYA & DOQONIMADA SOOMAALIDA! ( Qaadka ) Abukar Awale ( qaad Diid ) abukar_aw@yahoo.co.uk Luulyo 19 2013 Tan iyo maalinkii lagu dhawaaqay in dowlada ingiriisku wadankeeda ka mamnuucday...
View ArticleR/wasaare Cabdi Faarax Shiirdoon oo kulan Muqdisho kula qaatay Masuuliyiinta...
Muqdisho(RBC Radio) R/wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho kulan kula qaatay madaxda xarumaha warbaahinta magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya,kulanka oo uu dalbaday...
View ArticleBaarlamaanka Galmudug oo is hortaagay Tirakoob ay dowladda federaalka...
Gaalkacyo(RBC Radio) Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa is hor istaag ku sameeyey Barnaamij lagu Tirakoobayey shacabka ku dhaqan deegaanada uu ka arimiyo maamulka Galmudug oo ay si wada jir ah u...
View ArticleDowladda federaalka Soomaaliya oo lagu dhaliilay iney ka gaabisay sugidda...
Nairobi(RBC Radio) R/wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa ugu baaqay dowladda federaalka Soomaaliya gaar ahaan laamaha amniga dalka iney wax ka qabtaan falalka amni xumo ee kusii...
View ArticleXukuumadda federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday iney Midaynayso...
Muqdisho(RBC Radio) Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday iney midaynayso Shirkadaha Isgaarsiinta dalka,wasiirka warfaafinta,Isgaarsiinta iyo gaadiidka C/llaahi Ciilmooge Xirsi oo maanta...
View Article