DEG DEG: Puntland oo joojisay doorashooyinkii hanaanki xisbiyada [Sawirro]...
Garoowe[RBC Radio] Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamad Maxamud Farole, markuu si qotodheer ah ula tashaday Madaxweyne ku xigeenka, Gudoomiyaha Golaha Wakiilada, Golaha Wasiirada iyo...
View ArticleHogaanka Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya oo maanta xafiis cusub ka...
Beledweyne(RBC Radio) Hogaanka Socdaalka iyo Jinsiyadaha dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiis cusub ka furtay magaalada Beledweynee xarunta gobolka Hiiraan,munaasabadda xarigga looga...
View ArticleMadaxweyne faroole: Argagixiso iyo Dad dano kale leh ayaa is hortaagay...
Garoowe (RBC RADIO) Madaxweynaha Puntland Dr C/Raxmaan Maxamed Maxamuud faroole ayaa sheegay in Koox Argagixiso ah ay kasoo horjeesteen in la hirgeliyo Nidaamka Asxaabta badan kuwaasi oo fawdo ka...
View ArticleSaraakiisha booliska Soomaaliya oo sheegay iney gacanta kusoo dhigeen rag ka...
Muqdisho(RBC Radio) Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya gaar ahaan ciidanka nabad sugidda ayaa gacanta kusoo dhigayrag ay sheegeen iney ka tirsan yihiin alshabaab iyo hub ay wateen oo ay...
View ArticleSarkaal ka tirsan Ciidanka Puntland oo ku geeriyooday Dagaalkii Qardho...
Garoowe (RBC RADIO) Cabdi Jaamac Cilmi (Cabdi Dhagaf) oo ahaa Taliyaha Ururka 1aad Ciidanka Kumaan-Doosta Puntland oo Maanta ku dhintay Dagaalkii Qardho ku dhaxmaray Koox hubaysan oo Doorashooyinka...
View ArticleDEG DEG: DFS oo sheegtay in ay ka xuntahay shaqaaqooyinka ka dhacay Puntland...
Muqodisho, July 14, 2013…. Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdon “Saacid” ayaa sheegay in DFS ka xuntahay kana tacsiyaynayso qul-quladihii ka dhacay...
View ArticleGeneraal Cadde Muuse oo la Sheegay in uu lug ku lahaa Qulqulatadii Qardho ka...
Use Facebook to Comment on this Post
View ArticleGeneraal C/llaahi Siciid Samatar: Faroole Xilka ha wareejiyo Isimadana...
Gen Cabdullaahi Siciid Samatar/Sawirka Raxanreeb.com Qardho (RBC RADIO) Generaal C/laahi Siciid Samatar oo horay Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Ciidanka booliiska uga soo noqday Puntland oo la hadlayay...
View ArticleUK: An Open letter The Rt Hon Theresa May MP
An Open letter The Rt Hon Theresa May MP Dear Mrs May, Somali community is singing your name! On behalf of the Somali community in Britain that has campaigned long and hard banning of khat, I would...
View ArticleShirkii Somali Economic Forum ee Maalgashiga Soomaaliya 2013ka oo lagu soo...
Nairobi, 14, july 2013..Magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa maalmihii 11-12 July 2013 waxaa lagu soo gabagabeeyay shir looga hadlayay maalgashiga Soomaaliya,waxaana ka soo qaybgalay...
View ArticleMadaxweyne Faroole: Geesi Go’aan Adag. W/Q Shire Sumba
Madaxweyne Faroole: Geesi Go’aan Adag Shire Sumba shiresumba@yahoo.com Luulyo 14 2013 Marka bulsho meel deggan loo bandhigayo ama la doonayo in baro wax ku cusub, waxaa caada ah in ay bulshadaas ka...
View ArticleSOMALIA: President Farole Humbled by Democracy
Commentary By Raxanreeb Research Unit To the critics of president Abdirahman Farole, postponement of Puntland local elections is a vindication of the leaders of political associations who boycotted...
View ArticlePuntland: Ceelna uma qodna , cidina uma maqna. W/Q Farah Aw-Osman
Puntland: Ceelna uma qodna , cidina uma maqna Farah Aw-Osman awosman@gmail.com Luulyo 15 2013 Puntlandtii (Shalay): Unkistii Puntland iyo jiritaankeeduba uu faraj fiican u noqday Soomaali guud ahaan....
View ArticleAqooneey Ba’. W/Q J. A. Yasin. Cambaashe
Aqooneey Ba’ J. A. Yasin. Cambaashe jama.yasin1010@gmail.com Luulyo 15 2013 Akhristayaal waxaan qoraalkaygan usoo qaatay kaddib markii aan dhegaystey barnaamij galabta kabaxay Idaacadda VOD-da kuna...
View ArticleQar Kasoo Noqoshada Puntland. W/Q Farah Jama
Qar Kasoo Noqoshada Puntland Farah Jama farahmentor@gmail.com Luulyo 15 2013 Gobolada Puntland ee Soomaaliya waxay la daalaadhacayeen xasilooni-daro siyaasadeed muddo sannado ah, ka dib markii la isku...
View ArticleHabka ugu habboon ee doorashada lamaanahaaga. QaybtII 6aad. W/Q Sh. Axmed Dheeli
Qaybta 6aad Habka ugu habboon ee doorashada lamaanahaaga Sh. Axmed Dheeli awdheeli2000@yahoo.com Luulyo 15 2013 Gaadasho mise guri ka guursi Waxaan halkaan ula jeedaa ma waxaa haboon in aad guursato...
View ArticleCali Waran-Cadde: waxaan ka war helnay abaabul dagaal oo inooga soo wajahan...
Hargeysa(RBC Radio) Wasiirka arimaha gudaha maamulka Soomaaliland Cali Waran-Cadde oo warbaahinta la hadlay ayaa ka dhawaajiyey in maamulkoodu ay ka war heleen abaabul dagaal oo dowladda federaalka...
View ArticleGudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed SH Cismaan Jawaari oo dalbaday...
Muqdisho(RBC Radio) Gudoomiyaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed SH Cismaan Jawaari ayaa ku baaqay in arinka SH Xasan Daahir Aweys oo ku jira gacanta dowladda Soomaaliya aan loo dhigi qaab...
View ArticleSiyaasiyiin caan ah oo maalmahan waday shirar la sheegay iney ka dhan yihiin...
Nairobi(RBC Radio) Iyadoo ay maalmahan danbe soo baxayeen warar sheegaya iney magaalooyinka Nairobi iyo Kampala ay ka socdeen Shirar ay ka qaybgalayaan masuuliyiin xilal kala duwan dalka kasoo qabtay...
View ArticleQaybtii u danbeysay Ciidamada Ethiopia oo gabi ahaaba isaga baxay magaalada...
Baydhabo(RBC Radio) Qaybtii u danbeysay ee ciidamada dowladda Ethiopia ayaa maanta faarujiyey fariisimihii waaweynaa ee ay ku lahaayeen magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay oo ay muddooyinkii u...
View Article