Duqa degmada Waaciye Cabdisalaan oo ka Hadlay Gaari deegaankiisa Lagu Haystay
Duqa degmada Waaciye Cabdisalaan Waaciye(RBC Radio) Duqa degmada Waaciye ee gobolka Karkaar Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan ayaa sheegay in xal laga gaaray gaari Xamuul ah oo lagu haystay deegaanka...
View ArticleMuftiga Wayn ee Soomaaliyeed Shiikh Umal oo Garoowe Siwayn loogu soo...
Garoowe{RBC RADIO}Waxaa maanta siwayn loogu soo dhaweeyay magaalada Garoowe Shiikha Caanka ah ee Maxamed Cabdi Umal oo mudo saddex bilood ah kujiray safaro kala duwan oo diini ah. Shiikh umal oo ay soo...
View ArticleMaxkamada Ciidanka Puntland oo sii deysay Rag Iyo Dumar ku Eedeysanaa...
Boosaaso(RBC Radio) Maxkamadda ciidanka qalabka sida ee gobolada Bari,karkaar,Hayland iyo Garadafuu ayaa maanta u fariisatay dacwad ciqaabeed lidi ku ah dhalinayaro lagu eedeeyey qarax 31-kii bishii...
View ArticleNicholas Kay oo ku baaqay in la joojiyo colaada ka taagan Shabeelada Hoose
Muqdisho [RBC Radio] Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa walaac ka muujiyay dagaal beeleedka ka socdo gobolka Shabeelada Hoose...
View ArticleMidowga Afrika oo walaac ka muujisay isku dhacyada ka taagan gobolka...
Muqdisho [RBC Radio] Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Mahamat Saleh Annadif ayaa muujiyay walaaciisa dagaalada ka sii dhex socdo dhinacyada ku dagaalamayo gobalka...
View ArticleSOMALIA: UN envoy appeals for end to hostilities in Lower Shabelle, southern...
Mogadishu (RBC) The Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia (SRSG), Nicholas Kay, expressed his deep concern as clan-based militias clashed in Lower Shabelle region of southern...
View ArticleSOMALIA: AU envoy says he is very concerned about the ongoing conflict in...
Mogadishu (RBC) The African Union Special Representative for Somalia Ambassador Mahamat Saleh Annadif expresses concern as tension continue to mount between warring clan militia fighting in Lower...
View ArticleXildhibaannada oo ka dooday wax ka-bedelidda xeer hoosaadka
Muqdisho [RBC Radio] Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta yeeshen waxaa ay kaga dooden wax kabadalka xeer hoosaadka baarlamaanka oo shalay guddiga xeer hoosaadka iyo xasaannadda baarlamaanka...
View ArticleAmnesty International calls World leaders to take concrete action to end...
London (RBC) World leaders must take concrete action to end sexual and gender-based violence in conflict during a landmark summit this week hosted by UNHCR Special Envoy Angelina Jolie and UK Foreign...
View ArticleAfar Siyaasi oo Madaxweyne Xasan Sheekh Kula Taliyey inuu Raysal Wasaare u...
Muqdisho (RBC) Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ahaa musarixintii u tartamay xilka madaxtinimada dalka Soomaaliya bishii Sebtembar 2012 ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday inuu ka mid ahaa...
View ArticleSoomaaliya mar kale dhiig waa loogu Wan-qali! (Qaybtii XVIII-aad) W/Q...
Soomaaliya mar kale dhiig waa loogu Wan-qali! (Qaybtii XVIII-aad) Axmed-yaasiin Max’ed Sooyaan alle_yaqaan99@yahoo.co.uk Juunyo 10 2014 [AMISOM, abaalka ay innagu leeyihiin wali hubsiimo ayaa inoogu...
View ArticleSOMALIA: Somali Government welcomes UK’s leadership on Global Summit to End...
H.E. Mustafa Duhulow, the Minister of Information H.E. Mustafa Duhulow, the Minister of Information thanked UK’s leadership in hosting the Global Summit to End Sexual Violence in Conflict, which will...
View ArticleSOMALIA: Measles threatens thousands of Somali children, over 1,350 suspected...
Mogadishu (RBC) Outbreaks of measles in several regions have left thousands of Somali children at risk of disability or death unless they are urgently vaccinated against the highly contagious disease,...
View ArticleSOMALIA: U.S. Special Representative for Somalia strongly echoes calls to end...
Nairobi (RBC) United States Special Representative for Somalia James P McAnulty has called the warring sides in Lower Shabelle region in southern Somalia to immediately end the clan-based conflict in...
View ArticleDEG DEG :Ugaaska guud ee beesha Tanade Daarood Ugaas Axmed oo lugu wado inuu...
Gaalkacyo [RBC Radio] Waxaa siweyn la isagu diyaarinaya soo dhaweynta la doonayo in loo sameeyo Ugaas Axmed Ugaas Maxamed oo ah Ugaaska guud ee beesha Tanade Daarood kaaso lugu waddo inuu berri soo...
View ArticleDagaallo khasaare badan dhaliyey oo ka dhacay deegaanno ka tirsan Galgaduud
Dhuusamarreeb [RBC Radio] Dagaallo ka dhacay maanta deegaanno ka tirsan gobolka Galgaduud ayaa sababey dhimashada 12 qof waxaana ku dhaawacmey tiri inta kabadan,kaddib markii laba beelood uu dagaal ku...
View ArticleSOMALIA: EU and Oxfam to revive fishing industry in Somalia
RBC Radio. European Union and Oxfam have jointly launched today a three-year project that will revive the fishing industry in Somalia The project is intended to enhance fishing in Puntland and...
View ArticleWasiirradii lugu wadey inay maanta gaaran gobolka Shabeellaha hoose oo...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka, Cabdullaahi Goodax Barre Muqdisho [RBC Radio] Waxaa dibu dhac uu ku yimid safar la rabey inay ku tagaan deegaannadii lugu dagaallamey ee gobolka Shabeellaha...
View ArticleMidowga Yurub oo horumarinaysa khayraadka kalluunka Soomaliya
Hargeysa [RBC Radio] Maanta, Midowga Yurub iyo Oxfam waxay daah-fureen barnaamij soconaya saddex sano oo sare loogu qaadayo laguna kaabayo wax soo saarka kalluunka Soomaaalida. Mashruuca maanta la...
View ArticlePuntland: Degmada UFEYN ee gobolka Bari oo Yeelatay Golle deegaan oo cusub...
Ufeyn(RBC Radio) Degmada Ufeyn oo ka tirsan gobolka Bari ayaa yeelatay Golle deegaan oo ay soo doorteen Xildhibaano matala shacabka deegaanka ku dhaqan. Kulankii lagu dooranayey maamulka cusub...
View Article