Ciidamada Dawlada oo Isaga Baxay Deegaanka Birta Dheer Ee Duleedka Magaalada...
Muqdisho (RBC) Wararka ka imaanaya deegaanka Birta Dheer ee duleedka magaalada Baardheer ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta ciidamada dawlada ee dhowaan qabsaday deegaankaasi ay isaga bexeen....
View ArticleAMISOM:Way naga go’antahay xuquuqda dadka dulman ee ku nool Soomaaaliya
danjire Mahamat Saleh Annadif Muqdisho[RBC Radio]War-saxaafaded ka soo baxay ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Mahamat Saleh Annadif ayaa lugu sheegay in xilligaan ay...
View ArticleXaafaddaha Kismaayo oo laga soo aruuriyey bambaanoyin[Sawirro]
Kismaayo[RBC Radio]Magaalada Kismaayo ee xarunta uu ah gobolka Jubbada Hoose waxaa maanta lugu soo bandhigay bambaaniyin laga soo arooriyey qeybo ka mid ah xaafadda magaaladas,waxana soo bandhigay...
View ArticleSOMALIA: Somali Government marks International Human Right Day
PRESS RELEASE Somali Federal Government today marked International Human Rights day with a morning of songs, drama and speeches held at the Somali Central Prison in Mogadishu. The event was attended by...
View ArticleTOOS:Xuska loo samaynayo Nelson Mandela oo socota[Video]
Nelson Mandela oo la xusayo geeridisa Johannesburg[RBC Radio]Waxaa xilligaan si tooh uga soconaysa garoon ku yaalla xaafadda Soweto ee magaalada Johannesburg,munaasabad lugu xusayo hoggaamiyihii horre...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo lahadlay Dadkii Soo dhaweeyey (Sawirro + Dhagayso)
http://www.raxanreeb.com/wp-content/uploads/2013/12/Khudbadii-Farole-ee-Garowe-webka.mp3 Garoowe (RBC RADIO) Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr C/Raxmaan Maxamed Maxamuud faroole ayaa soo dhaweyn...
View ArticleSOMALIA: A Somali opposition MP assassinated, fingers pointed at the President
A Somali opposition MP assassinated, fingers pointed at the President Daahir Sheikh daahireeto1@hotmail.com December 11 2013 OPINION On 06/12/2013, MP Mohamed Warsame Mohamed ( a.k.a. Faisal) was...
View ArticleSOMALIA: President Mohamud: “Human Rights must be protected, adopted and...
PRESS RELEASE His Excellency Hassan Sheikh Mohamud, the President of the Federal Republic of Somalia, today marked International Human Rights day. The President said: “Somalia witnessed abuses of human...
View ArticleMadaxweyne Xasan: Xuquuqda Aadanaha Waa In La Difaacaa, Lana Hirgeliyaa
Muqdisho (RBC) Madaxweynaha dawlada Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta sheegay in dawladu ay xooga saareyso ilaalinta xuquuqda aadanaha ee Soomaaliya iyadoo maanta loo dabaaldegayo maalinta...
View ArticleSOMALIA: Government Spokesperson statement on Mogadishu trial of a woman and...
Mogadishu (RBC) Responding to the Mogadishu court verdict on the trial of a woman and two journalists, Government Spokesperson, Ridwaan Haji, today said: “We have an independent judiciary in Somalia...
View ArticleSOMALIA: AMISOM head in Somalia promises protection of Human Rights
Mogadishu (RBC) As the world marks International Human Rights Day, the Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission for Somalia (SRCC), Ambassador Mahamat Saleh Annadif...
View ArticleSOMALIA: DSRSG Serour marks International Human Rights Day in Garowe.
FOR IMMEDIATE RELEASE Garowe, 10 December 2013 – Deputy Special Representative for the UN Secretary-General for Somalia (DSRSG) Fatiha Serour today officiated at celebrations in Garowe, capital of the...
View ArticleDaawo Sawirrada Soo dhaweyntii Madaxweyne faroole ee Garoowe.
Use Facebook to Comment on this Post
View ArticleFaroole: Gaas anaa siyaasada u horseeday in uu soo galo waana ku qasaarnay.
Garoowe (RBC RADIO) Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr C/Raxmaan Maxamed Maxamuud faroole ayaa sheegay in Saaxada siyaasada uu kusoo dhaweeyey Mudane Gaas xiligii KMG ay Soomaliya ku jirtay kaalinna uu...
View ArticleSOMALIA: President Farole Receives Huge Welcome in Puntland Capital of Garowe
Use Facebook to Comment on this Post
View ArticleWeerar Gaadmo ah oo Lagu Laayey Ciidamo Kenyaan ah Iyo Qaar Weli La La’ Yahay
Dhoobley (RBC) Dabley hubeysan ayaa weerar gaadmo ah ku dishay shan askari oo ka mid ah booliska wadanka Kenya xilli ay baabuur ku marayayeen meel u dhow degmada Libooye ee xuduuda Soomaaliya. Dableyda...
View ArticleWasaarada Haweenka Puntland oo soo gaba gabeesay Xuska ka hortaga...
Garoowe (RBC RADIO) 16ka beri ee ku astaysan Joojinta Xadgudubka Haweenka iyo Caruurta oo beryahanba ka socday Punland ayna hormuud ka ahayd wasaarada haweenka oo Kaashanaysa Hay’ada UNFPA ayaa maanta...
View ArticleGudiga Gurmadka Puntland oo Deeq laga soo gaarsiiyay Kenya.
Garoowe (RBC RADIO) Sida ay saxaafada usoo bandhigeen Culimada Puntland waxaa Dalka Kenya laga soo diray Lacag Dhan 55,000 oo Dollar waxayna lacagtan ugu talagaleen Walaahala ku dhibaatoobay...
View ArticleOlolaha 16-ka maalmood ee Tacadiga Ka dhanka ah Jinsiga oo lagu qabtay...
Boosaaso [RBC Radio] Xafladan oo ahayd mid ku aadan Ololaha 16-ka maalmood ee tacadiyada ka dhanka ah Jinsiga ayaa,waxaa si wadajir ah usoo qabanqaabiyey Wasaaradda Haweenka iyo arrimaha Bulshada...
View ArticleCiidamada Badda Dowladda Puntland oo soo qabtay Saddex nin oo Burcadbadeed ah...
Boosaaso[RBC Radio] Ciidamadda Badda dowladda Puntland ee PMPF ayaa manta soo bandhigay rag ay sheegeen in ay ahaayeen Burcadbadeed,kuwaas oo ay kusoo qabteen agabkii ay ku weerar tagi lahaayeen...
View Article