Image may be NSFW.
Clik here to view.
Clik here to view.

Nelson Mandela oo la xusayo geeridisa
Johannesburg[RBC Radio]Waxaa xilligaan si tooh uga soconaysa garoon ku yaalla xaafadda Soweto ee magaalada Johannesburg,munaasabad lugu xusayo hoggaamiyihii horre ee garyoodey Nelson Mandela.
Xuska Nelson Mandela,waxaa ka qeyb galaya madax kala gadisan waxana khudbado ka jeediyey qar ka mid ah madaxda ka soo qeyb gashay oo uu ka mid ahaa madaxweynaha Maraykanka Barack Obama.
Hadda halkaan hoose kala soco munaasabada lugu xusayo Nelson Mandela oo toos ah,oo ay idin soogudbinayso shabakada Raxanreeb.com.
________
RBC Radio
Use Facebook to Comment on this Post
Image may be NSFW.
Clik here to view.Image may be NSFW.
Clik here to view.Image may be NSFW.
Clik here to view.Image may be NSFW.
Clik here to view.