Ciidamada ammaanka Jubbaland oo gacanta ku dhigey labo dhalinyaro ah oo looga...
Aargadda magaaladda Kismaayo Kismaayo[RBC Radio]Ciidamada ammaanka ee maamulka Jubbaland ayaa sheegey howlgalo ay ka sameeyen magaaladda Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose inay gacanta kusoo...
View ArticleBiya la’aanta & habka loo maareeeyo biyaha. W/Q Cismaan Maxamuud Cali
Biya la’aanta & habka loo maareeeyo biyaha Cisman maxmud cali (gooni) caligooni_9300@hotmail.com Agoosto 18 2013 Biyuhu waa aasaaska jiritaanka nolosha bani’aadanka, dhirta iyo dhulka, sida meelo...
View ArticleCali Khaliif Galeyr”Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh iyo Al-Shabaab...
Cali Khaliif Galayr R/wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif Galeyr ayaa eeden dusha usaarey madaxweynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud,isagoona sheegey inuu marin qaldan...
View ArticleIssimada gobollada S.S.C oo sheegey inaysan saxiixi doonin xilibaanada cusub...
Suldaan siciid Cismaan Cali Buuhoodle[RBC Radio]Waxaa maantey markii ugu horeysey ay shaaciyen si cadd Issimada gobollada Sool, Cayn iyo Sanaag inaysan saxiixi doonin xilibaanada cusub ee Puntland...
View ArticleXaajada Qaloocan intay Xamar ka Qiiqayso. W/Q F Xiirane
Xaajada Qaloocan intay Xamar ka Qiiqayso F Xiirane fahiira@gmail.com Agoosto 18 2013 Eedaynta lama yaabine waxaan garan waayay sida uu Xildhibaan Cali Khaliif Galayr ku helay Sirta Markaykanka iyo...
View ArticleUNSOM: Haddii uu jiro kiis ama dacwad dhab ah ee u baahan in laga jawaabo,...
Muqdisho/ 18 Agoosto 2013 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Nicholas Kay, ayaa walaac kulul ka muujiyay eedeymaha ku aaddan kufsi ka dhacay xero militeri ee ay leeyihiin...
View ArticleTvga Qaranka Soomaliya oo Puntland laga mamnuucay maxay tahay Sababtu?
Garoowe (RBC RADIO) Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Warfaainta Isgaarsiinta hidaha iyo dhaqanka Puntland ayaa shaqadii looga Joojiyay Xafiisyadii uu Tvga Qaranka Soomaliya ku lahaa Deegaanada...
View ArticleDEG DEG: Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo Xisbigii Hiil Qaran isaga Baxay...
Prof Axmad Ismaaciil Samatar Minneapolis (RBC Radio) Warsaxaafadeed Raxanreeb.com goor dhaweyd soo gaaray ayaa waxa uu tibaaxayaa in Prof Axmed Ismaaciil Samatar laga saaray Xisbigii uu wax ka aasaasay...
View ArticleDowladdaay Dukaameysiga daa. W/Q Ahmed A. Ali
Dowladdaay Dukaameysiga daa Ahmed A. Ali ahmedqadhabo@gmail.com Agoosto 19 2013 Ahmed A Ali Ilaahow adaan waxba kaa qarsooneyn. Anigu waxaan arkayaa, Dowladda maanta dalka ka arrimineysa, siiba...
View ArticleSoo Sagaaro ima Barato? W/Q Aadam Zaki
Soo Sagaaro ima Barato ? Aadam Zaki Aadan17@hotmail.com Agoosto 19 2013 Haddaan nahay soomaali waxaa nalagu saliday salfudaday iyo qoys jacayl , inteenna badan waxaan u aragnaa cadaw qosyka soomaaliga...
View ArticleRaysul Wasaare Saacid: Siyaasiga Mucaaradka ah Waxaa Laga Doonayaa In Waxa uu...
Muqdisho (RBC) Raysul wasaaraha dawlada federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa si kulul uga jawaabay eedeymo xukuumadiisa beryahan dambe ay u soo jeedinayeen qaar ka mid ah...
View ArticleFaahfaahin: Xasan Daahir Aweys Iyo Dawlada Soomaaliya Xaggee Kala Marayaan?
Sheekh Xasan Daahir Aweys wuxuu ku jiraa xabsiga nabadsugida. Muqdisho (RBC) Habeenimadii Sabtida ayaa waxaa markii ugu horreysay kulan fool ka fool ah wada yeeshay masuuliyiin ka tirsan dawlada...
View ArticleSOMALIA: Kay expresses grave concern over allegations of rape at an AMISOM...
Mogadishu (RBC) SRSG Nicholas Kay expresses grave concern over allegations of rape at an AMISOM military facility. He welcomes the announcements by the Federal Government of Somalia and by AMISOM of...
View ArticleSOMALIA: Prime minister Shirdon says political opposition should be based on...
By Abdalle Ahmed Mogadishu (RBC) The prime minister of the Federal Government of Somalia Abdi Farah Shirdon Saacid has strongly dismissed allegations from political figures which have been recently...
View ArticleDagaal deegaanka Kulbiyow ee gobolka Jubada hoose ku dhexmaray ciidamada...
J/hoose{RBC Radio} Wararka ka imaanaya deegaanka Kulbiyow ee gobolka Jubada hoose ayaa ku waramaya in halkaas uu habeenkii xalay ahaa uu dagaal culus ku dhexmaray ciidamada alshabaab oo dagaal ku...
View ArticleCiidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo saaka Baaritaano ka wada magaalada Marka
Mark a{RBC Radio} Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo kaashanaya ciidanka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa saaka hawlgallo ballaaran ka wada xaafadaha ay ka kooban tahay degmada...
View ArticleTaliska Booliska Degmada Xamar-weyne oo ka warbixiyey Sarkaal Xalay degmadaas...
Taliska Saldhigga booliska degmada Xamar-weyne ee magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyey Sarkaal ka tirsan ciidamada xoogga dalka oo toogasho ku dilay askari ka tirsanaa ciidamada booliska ka hawlgala...
View ArticleSOMALIA: World Humanitarian Day falls exactly two months after attack on UN...
Mogadishu (RBC) – World Humanitarian Day is marked each year on 19 August. The United Nations General Assembly designated the day to acknowledge humanitarians’ unwavering dedication and aid workers who...
View ArticleQarax goor dhawed ka dhacay magaaladda Kismaayo
Magaaladda Kismaayo Kismaayo[RBC Radio]Wararka ka imaanay magaaladda Kismaayo ee saldhigga uu ah maamulka Jubbaland ayaa soo sheegaya in halkaasi uu gor dhawed qarax ka dhacay. Qaraxaan ayaa la sheegey...
View ArticleXubno kasocdda wasaaraddaha gaashaandhigga dalalka ku mideysan barriga Afrika...
Magaaladda Nairobi oo ay madaxdu ku shireen Nairobi[RBC Radio]Shir ka furmay magaaladda caasimad ah ee Nairobi ayaa waxaa isugu yimiid wasiiradda gaashaandhigga ee dalalka ku mideysan barriga...
View Article