Taliyaha ciidamada Sierra Leone oo Kismaayo tagey
Samuel Omar Williams Kismaayo [RBC Radio] Magaalada Kismaayo oo ay ku sugan-yihiin ciidamado ka tirsan kuwa ku mideysan AMISOM,waxaa maanta gaarey taliyaha ciidamada qalabka-sida ee dalka Sierra...
View ArticleC/raxmaaan Xoosh Jiriil:”Ammaan xumida iyo qal-qalka ka jira Soomaaliya waxaa...
Xildhibaan,Cabdulaahi Xoosh Jabriil Muqdisho [RBC Radio]C/raxmaaan Xoosh Jabriil oo horey usoo noqdey wasiirkii dastuurka dowladda KMG ahaayd ee Soomaaliya xilligaana ka mid ah xildhibaannada...
View ArticleSOMALIA: Puntland decribes illegal fishing as “national disaster”
Bosasso (RBC) Puntland President Abdiweli Mohamed Ali Gaas has strongly condemned the illegal fishing and toxic dumping activities committed by foreign vessels on the Somali coast, RBC Radio reports....
View ArticleNicholas Kay oo ballanqaaday taageero, uguna baaqay Soomaalida inay midoobaan...
Xafiiska Qaramada Midoobay u Qaabilsan Kaalmaynta Soomaaliya (UNSOM) WAR SAXAAFADEED 23/2014 Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo ballanqaaday taageero, uguna baaqay Soomaalida inay midoobaan si...
View ArticleDEGDEG: Madaxweynaha Puntland oo ka Hadlay Guddiga Dastuurka ee Federaalka...
(RBC Radio) Madaxweynaha Dawladda Soomaaliyeed ee Puntland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Guddiga madax bannaan ee Dastuurka oo ay dhawaan magacowday Dawladda Federaalka ee Soomaaliya. Madaxweynaha...
View ArticleDjibouti: the new playground of modern cold war.
The new playground of modern cold war. Mohamed Awaleh awaleh@consultant.com Jun 03 2014 OPINION One wonders by now, why are so many nations want to make their military bases into the tiny Republic of...
View ArticleSOMALIA: UN Envoy for Somalia pledges support, calls on Somalis to unite for...
United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) For Immediate Release PRESS STATEMENT 23/2014 UN Envoy for Somalia pledges support, calls on Somalis to unite for progress Mogadishu, 3 June 2014 –...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Markii ugu Horreysay Caddeeyay Khilaafka...
Muqdisho (RBC) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta markii ugu horreysay caddeeyay khilaafka u dhexeeya iisaga iyo raysal wasaaraha xukuumadda C/weli Sheekh Axmed isagoo sheegay in...
View ArticleIndha-guran: Xeerkii Saxaafada Puntland Baarlamaanka ayaan u gudbinaynaa.
Garoowe (RBC ADIO) Wasiirka Warfaafinta Isgaarsiinta Boostada hidaha iyo dhaqanka Dowladda Puntland Mudane C/wali Xirsi C/dulle Indha-Guran ayaa xusay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay Golaha Wakiilada...
View ArticleSOMALIA: President Hassan Sheikh praises UN office for dedication and assistance
Mogadishu (RBC) The President of Somalia Hassan Shheikh Mohamud today marked the one-year anniversary of the United Nations Assistance Mission to Somalia (UNSOM) and acknowledged the UN Security...
View ArticleSOMALIA: President Mohamud justifies the rift within the government leadership
Mogadishu (RBC) Somali President Hassan Sheikh Mohamud has today unveiled the rift between him and Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed saying that there is no need for foreign intervention, RBC Radio...
View ArticleRaysul wasaaraha Soomaaliya oo sheegey inay jawaab ka bixin doonan weerarkii...
Muqdisho [RBC Radio] Raysul wasaaraha Soomaaliya,Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ka qeyb-galay kulan ay lahaayeen xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya,kaaso looga hadley weerarkii dhawaan...
View ArticleMaraykanka oo Soomaaliya usoo magacaabayo safiir
Dowladda Maraykan oo sheegtay inay Soomaaliya usoo magacaabayso safiir. Kaaliyaha xog-hayaha arrimaha dibedda Maraykanka ee arrimaha siyaasadda Wendy Sherman oo ka khudbeyneysay Machadka Nabadda ee...
View ArticleItoobiya oo sheegtey inay gacanta ku dhigtey nin Soomaali ah oo doonayey inuu...
Addis Ababa oo lugu qabtey nin is qarxin rabey Addis Ababa [RBC Radio] Laamaha ammaanka dalka Itoobiya gaar ahaan laanta la-dagaallanka argagaxisada ayaa maanta sheegtey inay gacanta ku dhigeen nin...
View ArticleRaysul wasaaraha Soomaaliya oo ka qeyb-galay kulan wada tashi ah oo dhexmaray...
Muqdisho [RBC Radio] Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa maanta furay wajiga koowaad ee kulanka wadatashiga bulshada iyo dawladda oo ka dhacay...
View ArticleSOMALIA: ONLF, Al Shabab fought against Somalia Army in Bakool region
Hudur (RBC) The Al Qaeda-linked group of Al Shabab and the Ogaden National Liberation Army [ONLF] fought against Somalia National Army and the African Union Forces in Bakool region in recent weeks’...
View ArticleMadaxweynaha Dawladda Puntland oo booqday Xerada Ciidanka Badda Puntland ee...
Boosaaso(RBC Radio) Madaxweynaha Dawladda Soomaaliyeed ee Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta booqday xarunta ugu weyn Ciidanka Badda Puntland ee duleedka Boosaaso. Madaxweynaha Iyo...
View ArticleDawladda Puntland Iyo Hay’adda ICAO oo Kawada Hadlay Hawada dalka...
Boosaaso(RBC Radio) Hay’adda u qaabilsan Qaramada Midoobey Gaadiidka Diyaaradaha Rayidka ee (ICAO) iyo madaxda sarsare ee Puntland ayaa si qoto dheer uga wadahadlay Hawada Soomaaliya. Madaxweynaha...
View ArticleSOMALIA: Mogadishu residents tell PM to carry out security reform campaign
Mogadishu (RBC) Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed has today met with the residents of four Mogadishu district as the first pay of a wider public consultation campaign projected by the Prime...
View ArticleSomalia: President Hassan welcomes the announcement of the appointment of an...
Today, H.E The President, Hassan Sheikh Mohamud received confirmation that President Obama will appoint the first US Ambassador to Somalia in two decades. “I am delighted to confirm our mutual goals of...
View Article