Axmed Madoobe oo kulan la qaatay madaxweynaha Jabuuti iyo wasiirro ka tirsan...
Jabuuti[RBC Radio]Madaxweynaha maamulka Jubba,Sheekh Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe) ayaa kulamo kala gadisan la qaatay madaxda dalka Jabuuti oo u ugu horreeyo madaxweynaha dalkaasi Ismaacil Cumar...
View ArticleRaysul wasaaraha Soomaaliya oo ka qeyb-galay kulan lagu soo bandhigayey...
Muqdisho[RBC Radio]Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta booqday xarunta Wasaaradda Warfaafinta, waxaana uu komeer ku sameeyay waaxyaha kala...
View ArticleSOMALIA: Former Hamarjajab deputy DC dies of injuries from blast
Mogadishu (RBC) Former deputy District Commissioner [DC] of Hamarjajab district of Mogadishu Farah Dahir Jimale has died of his injuries from a bomb blast targeted to him today, RBC Radio reports. Late...
View ArticleWasiirka warfaafinta Soomaaliya oo ka warbixiyey horumarka iyo wax-qabadka...
Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Duhulow Muqdisho [RBC Radio] Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Duhulow oo maanta warbaahinta Muqdisho kula hadlayey ayaa ka warbixiyey horumarka iyo wax-qabadka...
View ArticleMadaxweyne Cabdiweli Gaas oo Xariga ka jaray Waddo Isku xireysa Laamiga Iyo...
Boosaaso(RBC Radio) Madaxweynaha Dawladda Soomaaliyeed ee Puntland Proff Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jaray Waddo laami ah oo isu xireysa Laamiga iyo Dekedda taasoo...
View ArticleSargaal ciidanka dowladda ka baxsadey oo maanta la diley
Tixsiile [RBC Radio] Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa maanta weerar ku qaadey deegaanka Tixsiile ee gobolka Shabeellada Hoose halkaas oo u ku sugnaa sargaal ciidanka xoogga ka tirsana...
View ArticleWasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo ka qeyb-galaya shir dhexmaraya...
Muqdisho [RBC Radio] Magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya waxaa maanta ka ambabaxey wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya,waxuuna shir uga qeyb-galaya dalka Shiinaha . Cabdiraxmaan Ducaale Beyle...
View ArticleJaamacadda Muqdisho oo lagu soo Bandhigay Daraasadihii Cilmibaarista ee ay...
Jaamacadda Muqdisho waxa ka socda hawlaha lagu gabagabaynayo sanad waxbarashadeedka 2013-2014 hawlahaas waxaa ka mid ah kuwo lagu sagootinayo dufcadda sanadkan qalinjabinaysa oo oh tii 14aad ee wax ka...
View ArticleDJIBOUTI: The two suicide bombers were from Hargeisa and Diri-dewa
Djibouti (RBC) Djibouti police have presented today their findings towards the information and the fate of the two suicide bombers who have attacked a popular restaurant in Djibouti capital last week...
View ArticleSOMALIA: Foreign Minister travels to attend Arab-China Summit
Mogadishu (RBC) Somalia’s Foreign Affairs Minister Dr Abdurahman Duale Beyleh has led a delegation today to China to attend the international Arab-China Summit which is due to open in Beijing, RBC...
View ArticleDaawo Video: Madaxweyne Gaas oo Bulshada Puntland ku Baraarujinaya Ka...
Use Facebook to Comment on this Post
View ArticleSoomaaliya mar kale dhiig waa loogu Wan-qali! (Qaybtii XIV-aad) W/Q...
Soomaaliya mar kale dhiig waa loogu Wan-qali! ( Qaybtii XIV-aad) Axmed-yaasiin Max’ed Sooyaan alle_yaqaan99@yahoo.co.uk Juunyo 01 2014 [Khilaafaadka inoo dhexeeya annaga Soomaalida wada ah, wax-walba...
View ArticleSOMALIA: Full investigation is underway on the attack on the Parliament,...
Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Duhulow Mogadishu (RBC) Somalia government needs to know more about the last week’s terrorist attack on the country’s Parliament house in Mogadishu by militants of...
View ArticleDawladda Puntland oo Kalluumeysiga Shaci darrada ah u Aqoonsaday Masiibo...
Boosaaso(RBC Radio) Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta ka hadlay kalluumeysiga sharci darrada ah ee lagu hayo Xeebaha Puntland ayaa sheegay in wixii laga bilaabo...
View ArticleMuuse Biixi oo Ka Digay Khilaafka Xisbiga Kulmiye inuu Horseedi doono Colaad...
Hargeysa (RBC) Iyadoo weli uu taagan yahay khilaafka sii cuslaaday ee ka dhex jira xisbiga talada haya ee maamulka Somaliland ayna jiraan qaraxyo weli ka dhacaya Magaalada Hargeysa ayaa waxaa...
View ArticleSOMALIA: 40 injured as fire destroys fuel station in Las’anod town
Las’anod (RBC) At least 40 people were confirmed injured after a heavy fire erupted on a fuel station in the town of Las’anod, the northern region of Sool, RBC Radio reports on Monday. The fire which...
View ArticleKENYA: Kenyan police kill two Somali ethnic clerics in Mandhera
Mandhera (RBC) Somali ethnic population in Mandhera have strongly deplored the killing of two Somali clerics by the Kenyan police on Sunday night in the town of Mandhera. The killing of the pair was...
View ArticleDadweyne caraysan oo xiray waddooyinka Mandera
Mandera [RBC Radio] Dadka ku nool magaalada Mandera ee gobolka woqooyi-bari Kenya ayaa maanta dhigey isku soo baxyo waa weyn oo ay ku cambaareynayan ciidamada Kenya oo ay ku eedeyen inay...
View ArticleWasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya oo gaaray Kismaayo
Kismaayo [RBC Radio] Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose waxaa maanta gaaray wafti ka socdey dowladda faderaalka Soomaaliya oo u hoggaaminayey wasiirka gaadiidka iyo duulista. Wasiirka...
View ArticleMaxkamad ku taalla dalka Turkiga oo amartey in la soo xiri saraakil ka tirsan...
Ankara [ RBC Radio] Maxkamada ku taalla magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa amar ku bixisay in lasoo xiro saraakiil sar-sare oo ka tirsan Al-shabaab,kaddib markii ay maxkamdu sheegtey inay ka...
View Article