Quantcast
Channel: Raxanreeb Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19583

Hor-Cad oo sheegtay in Baarlamaanka Puntland aysan xaq u lahayn wax ka badalka Dastuurka Puntland (Warsaxaafadeed).

$
0
0

Garoowe (RBC RADIO) Xubno ka mid ah Golaha dhexe ee Ururka Hor-Cad ee ka  mid ah 6da Urur siyaasadeed ee ka jira Puntland ayaa sheegay in Baarlamaanka Puntland uusan xaq u lahayn wax ka badalka Qodobo ka mid ah Dastuurka Puntland maadaama ay inta Badan Baarlamaanku ay ka tirsanyihiin Ururada Siyaasada ee jira wallow xildhibaanadu ay u badanyihiin sida Warsaxaafadeedka lagu yiri Ururka Muxaafidka ah ee Horseed ee uu hogaamino Madaxweyne Faroole, waxayna Warsaxaafadeedkooda ku xuseen in aan la aqbali Karin Doorasho xalaal ah oo Puntland ka dhacda hadii wax laga badalo Qodobo ka mid ah Dastuurka ee ka hadlaya dhanka Doorashooyinka horcadna aysan ka qayb qaadanayn.

Waxaa sidoo kale warsaxaafadeedka lagu xusay in uu si qalad ah ku sheegto Jagada Afhayeenka Ururka Qof aan loo dooran xilkaasi kaasi oo ay ka digeen Caawib xumada ka timaada sida uu Saxaafada u aqriyay Maxamed Cali oo ka tisan Golaha Dhexe ee Ururka.

Hoos ka aqri Warsaxaafadeedka oo dhameystiran.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

RBC RADIO.

 

 

Use Facebook to Comment on this Post

Share


Viewing all articles
Browse latest Browse all 19583

Trending Articles