Hargeysa (RBC)- Taliyaha ciidanka booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan oo maanta warbixin siiyey guddiga joogtada ah ee Golaha wakiilada.
Guddiga ayaa warbixintooda kadib su’aalo waydiiyey Taliyaha ciidanka Booliska, isla markaana wax ka waydiiyey falal dhawaan ka dhacay hargeysa, kuwaas oo ay ka mid yihiin wiil dhawaan lagu dilay xaafada Axmed Dhagax iyo weerar lagu qaaday warshada sharaabka ee SBI beer ay ku leedahay duleedka deegaanka Abdaal.
Taliyaha ayaa sidoo kale ka hadlay waxqabadka booliska iyo doork ay ka ciyaaraan ka hortaga rabshadaha bulshada dhexdeeda iyo cida doorka weyn ka ciyaarta had iyo jeer kor u qaadka dhanka tobabarkooda.
Halkan ka dhagayso codka Taliyaha.
Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!
Raxanreeb-Hargeysa