Gaalkacyo[RBC Radio]Muqaal cusub oo ay xilligaan soo bandhigtay hay’adda Cilmi baarista Puntland ee PDRC,ayaa muujinayey saameeynta ay reeben roobabkii ka da’ay qeybo ka mid ah gobollada Puntland.
Muqaalka waxaa uu mujiinaya deegaannada sameynta xoogan ay ka soo gartay dabeylihi iyo roobabkii iswatay.
Inta uu socdo muuqalka waxad ku dhex arkeysaa dhul badan oo ay biyuhu wali fadhiyaan,sidoo kale qoysas xoolo dhaqato ah ayad ku arkeysa iyagoo deggan meelo banaan,maadamaa ay dhulkoodi horre biyuhu ka soo barakaciyeen.
Qoysas badan ayey sababeen roobabkan inay ceyr ka dhigaan maadamaa ay baa be’een xoolahoodi,waxana muuqalka laga soo diyaariyey lugu soo qaadanaya qar ka mid ah dadka ku ceyroobay roobabka oo ka hadlaya sida ay wax u dhaceen.
Hoos ka daawo
http://youtu.be/C04tGyubDPk
______
RBC Radio