Image may be NSFW.
Clik here to view.
Muqdisho[RBC Radio]Haweenayda sii heysa xilka ra’iisul wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga Fawsiyo Yusuf Xaaji Adam,ayaa sheegtay in xilligaan dowladda faderaalka Soomaaliya ay rajeynayso sidii ay usii xoojin lahayd xiriirka ay la leedahay waddamada caalamka,iyadoona inta ku dartay inay rajo ka qabaan iskaashi xoogan oo wadaag ah oo ay la sameyso dowladda Masar oo la xiriira dhinacyada beeraha iyo kaluumeysiga .
….”"”Rajedenu waxaa ay tahay inan waddamada caalamka la yeelano xiriir wada shaqeeyned,waxana xilligaan rajo ka qabnaa iskaashi xoogan oo wadaag ah oo an la sameyno dowladda Masar oo la xiriira dhinacyada beeraha iyo kaluumeysiga …”"”ayey tiri Fowsiyo.
Hadalkaan ayey ka sheegaytay Fowsiyo kulan ay Muqdisho kula yeelatay Mohmoud M. Auf, Safiirka cusub ee dowladda Masar u soo magacowday Soomaaliya.
Image may be NSFW.
Clik here to view.
Shirka labada dhinac ayaa lugu sheegay inuu ahaa mid is xog-wareysi ah oo labada dhinac ay kawadda hadleen wada shaqeynta labada dal oo la sii kordhiyo.
Waxana shirka labada dhinac uu ugu soo dhamaday is af-garad buuxa oo ay ka gaaren dhamanba qoddoabdi ay isla soo qaaden.
Image may be NSFW.
Clik here to view.
________
RBC Radio
Xafiiska Muqdisho
Use Facebook to Comment on this Post
Image may be NSFW.
Clik here to view.Image may be NSFW.
Clik here to view.Image may be NSFW.
Clik here to view.Image may be NSFW.
Clik here to view.