Inaa Lilaah Wa Inaa ILLAAHU RAAJACUUN – Anigoo ku hadlaya magacayga Dr. Shire Xaaji Faarax iyo magaca team ka ila shaqeeya, waxaan halkan tacsi uga dirayaa geeridii ku timid marxuum
Beeldaaje Axmed Beeldaaje Xirsi oo ka dhintay beesha aan AB, ISIR IYO OODWADAAGA nahay ee - Ugaadh Saleebaan. Waxaan ALLAHA WEYN u weydiin denbi dhaaf, naxariistii janno iyo inuu marxuumka geeyo Jenatul Ferdowza.
Waxaan qoyska uu ka baxay marxuumku, dhamaan beesha Ugaadh Saleebaan iyo bulsho weynta Puntland ba uga tacsiyadaynayaa geeridaa iyada ah, Allah ha weyn na samir iyo iimaan baan inoo weydiinayaa inuu inaka siiyo.
Dr. Shire Xaaji Faarax;
Murashax Madwexweyne – Puntland.