Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20159

Musharax Shire Xaaji Faarax oo si weyn loogu soo dhaweeyey Magaaladda Badhan ee gobolka Sanaag (Sawirro)

Image may be NSFW.
Clik here to view.
Musharax Shire Xaaji Faarax oo u Salaama shacabkii soo dhaweeyey.

Musharax Shire Xaaji Faarax oo u Salaama shacabkii soo dhaweeyey.

Badhan(RBC Radio)  Musharax Shire Xaaji Faarax oo u taagan Jada Madaxtinimada Puntland muddooyinkana Ololihiisa ka wadey gobolka Baari ayaa gaaray magaaladdaBadhan oo ka tirsan gobolka Sanaag.

Dadweyne farabadan ayaa kaga hortagay Musharax Shire Xaaji Faarax Iyo Wafdigii uu hoggaaminayey meel dhanka bari 15 Kilo miterka xigta magaaladda Badhan,waxayna dadku ahaayeen kuwa wajiyadooda ay farxadi ka muuqataykuwaas oo dhoobnaa hareeraha wadada.

Musharax Shire Xaaji Faarax ayaa markii uu soo gaaray degmada Badhan ,wuxuumid mid u gacan qaaday shacabkii kala duwanaa ee soo dhaweynta u sameeyey,iyadoona markii danbe loo soo galbiyey magaaladda .

Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_1593
Gaadiidkii waday Musharax Shire Xaaji Faarax Iyo Xubnaha Wafdigii la socdaymarkii ay soo gaareen hoygii uu degi lahaa,waxaa si weyn usoo dhaweeyey Suldaan Siciid ,Cuqaasha,waxgaradka .

Musharax Shire Xaaji FaaraxIyo Wafdigiisa ayaa kulan la qaatay Odayaasha deegaanka iyo shacabka magaaladda Badhan,waxaana kulanka furay SuldaanSiciid Suldaan Cabdisalaam Suldaan Maxamuud Cali Shire Iyo Islaan Xuseen Xaaji,waxayna sheegeen in Musharaxa iyo xubnaha la socda ay kusoo dhaweynayaan gobolka Sanaag.

Waxay intaas ku dareen iney si weyn u taageersanyihiin Musharax Shire Xaaji Faarax isla markaana uu yahay shakhsigii wax ka badeli lahaa Puntland ayna si weyn ugu baahanyihiin shacabka kasoo jeeda gobolka Sanaag.

Sidoo kale,waxay xuseen in Musharaxa iyo Xubnaha wafdigiisa aysan ahayn oo kaliya xubnaha soo gaaray Badhanbalse ay yihiin  Beelihii gobolka Bari iyo Waxgaradkoodii taasina ay muujineyso walaaltinimada ka dhaxeysa labada shacab.

Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_1696
ENG Faysal Xawar oo dhanka Wafdiga Musharaxa u hadlay ayaa ka codsaday shacabka ku dhaqan gobolka Sanaag iney taageeraan Musharax Shire Xaaji Faarax isla markaana siiyaan Codkooda .

Ugu danbeyntii ,Musharax Shire Xaaji Faarax oo ka hadlay kulanka ayaa marka hore uga mahadceliyey shacabka ,waxgaradka iyo cuqaasha deegaanka sida maamuuska leh ee ay ugu soo dhaweeyeen isaga iyo Wafdigiisa magaaladda Badhan ee gobolka Sanaag.

Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_1776
Musharax Shire Xaaji Faarax ayaa sheegay in gobolka Sanaag uu yahay gobol la ilaaway balse uu wax badan ka qaban doono baahiyaha bulshada sida Waxbarashada,Caafimaadk,Biyaha ,iyo wadada u dhaxeysa Badhan iyo laamiga oo u Musharaxa qudhiisu arkay in dadka deegaanku dhibaato weyn ku qabaan.

Si kastaba Musharax Shire Xaaji Faarax ayaa noqonaya Musharaxii labaad ee gaara degmada Badhan ee gobolka Sanaag,wuxuuna soo dhaweyn ballaaran kala kulmay shacabka,waxgaradka iyo cuqaasha deegaanka.

Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_1779
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_1497
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_1686
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_1708
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_1717
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_1719
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_1727
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_1741
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_1744
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_1758
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_1766

__________________
RBC Radio

Use Facebook to Comment on this Post

Image may be NSFW.
Clik here to view.
Facebook
Image may be NSFW.
Clik here to view.
Twitter
Image may be NSFW.
Clik here to view.
Google+
Image may be NSFW.
Clik here to view.
Share


Viewing all articles
Browse latest Browse all 20159

Trending Articles