Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun bahda shabakadda warbaahinta caalamiga ah ee raxanreeb waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii qaraabadii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday allaha naxariistii jano siiyee marxuum Axmed Cali Gurxan (Axmed geney) oo caawa ku geeriyooday magaalada gaalkacyo marxuumka allaha u naxariisto qabrigiisana allaah ha u waasiciyo eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna illaahay samir iyo iimaan haka siiyo aamiin aamiin
↧
Tacsi: Axmed Cali Gurxan (Axmed geney)
↧