

Cali Xaaji Warsame ayaa sii joogi doono magaalada Qardho maalmaha soo socda waxa uuna sheegay in uu kulamo gaar gaar ah la yeelandoono qeybaha Bulshda Qardho una soo bandhigi doono ajandihiisa siyaasadeed,waxa uuna rajeeyey in ay ku qanci doonaan dadka ku nool magaalada Qardho.
Soo dhaweynta Musharaxa ayaa maanta waxa ka qeybqaatay fardooleyda oo dhinac socday gaariga uu saarnaa Musharaxa waxa uuna ugu danbeyntii si gaar ah ugu mahadceliyey Nabadoonada,Haweenka,Dhalinyarada iyo Dhammaan dadkii ka soo qeybgalay soo dhaweyntiisa.
______________
RBC Radio
Xafiiska Qardho