Kismaayo (RBC) Waxaa maanta magaalada kismaayo ee xarunta gobolka jubada hoose ka dhacay kulan aad u balaran oo ay kasoo qeyb galeen dhamaan ergooyin ka kala yimid Gobolada JubbadaHoose, Jubbada Dhexe, iyo Gedo, waxaa kaloo kulankan kasoo qeyb galay qurbajoog aad u badan ee kasoo jeeda Sadexdaan Gobol.
Kulanka ayaa waxa uu ka dhacau xarunta jaamacada Kismaayo.
Sida ay sheegeen hawl wadeenada shirka maamul u sameynta Gobolada hada la isugu yeero Jubbaland ku sheegeen in uu yahay is barasho, waxana uu kusoo dhamaaday wanaag.
RBC Kismaayo