Quantcast
Channel: Raxanreeb Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20457

Xafiisyadii Telefishinada Afka Soomaaliga ee Nairobi oo la xiray

$
0
0

Nairobi [RBC Radio]Magaaladda  Nairobi ee caasimada dalka Kenya waxaa gabi ahnbaa shaqaddi laga joojiyay xafiisyadii telefishinada ku hadla Afka- Soomaaliga ee ku yaalay gudaha magaaladdasi.

Talabadan lugu xiray xafiisayaddi magaaladda Nairobi ay ku lahayeen  telefishinada ku hadla Afka- Soomaaliga ayaa ka adanbaysay kadib markii  amar ka soo saartay dowladda Kenya, taasi oo lagu joojinayo warbaahinta ka howl gasha magaaladaasi ee an sharciaga u haysan.

Siddoo kale Kenya waxaa ay sheegtay in talaabo sharci ah ay ka qadayso  Hey’adii warbaahineed ee aan heysan sharciga rasmiga ah ee leesanka aanay ka howl geli karin gudaha dalkaasi Kenya waxa intaasi uu ku darayaa sharcigaan  hadii laga waayo ay a ay muteysan doonaan oo xarig  dhan 10-sano.

Warkan kasoo baxay dowladda Kenya ayaa ah mid sameyen balaaran ku yeelanaya xafiisyadii telefishinada ku hadla Afka- Soomaaliga gaar ahaan illaa  lix ka mid ah Xafiisyadii Telefishinada  Soomaalida ee ku yaala  magaalada Nairobi .

Waa marakii ugu horaysay oo go’aano ka dhan ah warbaahinta af-Soomaaliaga ku hadashaa uu ka soo baxo dowladda Kenya.

 

Iimaan Maxamed Jaamac
RBC Radio

Use Facebook to Comment on this Post

Share


Viewing all articles
Browse latest Browse all 20457

Trending Articles