Quantcast
Channel: Raxanreeb Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19583

Indheergarad Huruuse Cabdi Buur oo Fariin u Diray Jen Cade Muuse iyo Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole (Dhageyso)

$
0
0

madaxweyne Cabdiraxmaan Faroolehuruuse cabdibuurCade Muuse Xirsi

Faroole                                                     Huruuse                                                Cadde

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

AMA HALKAAN KA DHAGEYSO

Minneapolis (RBC Radio) Indherad Huruuse Cabdi Buur oo kusoo booqday xafiiska Raxanreeb.com ee ku yaala magaalada Minneapolis ayaa waxa ka hadlay dareenkiisa ku aadan muranka siyaasadeed ee u dhexeeya Cade Muuse iyo Cabdiraxmaan Faroole.

Huruuse ayaa waxa uu ku tilmaamay xarig jiidka ka dhaxeeya Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole iyo Madaxweynihii hore Puntland  Cade Muuse mid dhibaatada ay dib ugu soo noqoneysa shacabka Puntland aana loo baahneyn in ay timaada.

“Runtii waxaa haboon qofka marhaduu madaxweyne soo noqdo oo uu maamulka soo hayey wixii talo iyo tusaale ahaan ah oo uu dadka ku caawiyo  laakiin aysan imaan meesha bocolo tirsi iyo ishardan” ayuu yiri Indheergarad Huruuse.

Huruuse isaga oo hadalkiisa sii wata waxa uu yiri ” Puntland wa ay ka weynaatay in madaxdi hore iyo madaxdaan ay ku Farafootamaan… looma dulqaadan karo tanaagada kasoo baxeysa idaacadaha iyo webebka waa in aad dhowrtaan karaamada iyo qadarinta shacabka Puntland”.

Faroole

Hueuuse oo si gaar ula hadlaya Madaxweynaha Puntland Mudane Cabdiraxmaan Faroole waxa uu yiri ” Hadii shaqadaada aad ka tagto waxaad jeclaan doontaa in qadarin iyo xushmo laguu hayaa jeclaan doontaa in aad dhowro ayaan ku leyahay”

Cadde

Sidoo kale Huruuse Cabdi Buur ii si gaar ah ula hadlaya Madaxweynihii hore ee Puntland Mudane Jen Cadde Muuse waxa uu yiri ” Mamulka wad soo heysaydulqaadkeeda iyo xushmadeeda ha iska dilaamin dadkaaga dhinac ka raac.

 

 

 

 

 

Use Facebook to Comment on this Post

Share


Viewing all articles
Browse latest Browse all 19583

Trending Articles