Quantcast
Channel: Raxanreeb Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20159

Yoweri Museveni: Maxkamada ICC waxay maleegaysa shirqool ka dhan ah dacwada Uhuru

$
0
0
Madaxweynaha-dalka-Uganda-Yoweri-Museveni

Madaxweynaha-dalka-Uganda-Yoweri-Museveni

Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa si kulul uga hadley arrimaha maxkamada ICC waxana uu sheegey inay ku mash qulsanyihiin sidii ay u xiri lahed madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyata.

Yoweri Museveni ayaa waxaa uu tilmaamey in maxkamada ICC du dacad ka ahyen danbiyada ay ku soo ogeyso Kenyata,waxana uu inta ku darey inay wadan qorshe shirqool ah kaso uu ku mujiyey in marka dacwada Uhuru ay bilaabato oo uu tago Hague intas ka dibna ay fushadan qorshahooda.

Yoweri Museveni ayaa sheegey in loo gabahan yahay maxkamada  ICC qorshe cadd oo ay ku binaaminayso lata camulka an umuqan sida uu sheeg mid sax ah ee ay ula tacamulayan dalka Kenya.

Madaxwaynayaasha urur gobleedka IGAD ayaa sidoo kale ka dalbaday maxkamada ICC in ay faahfaahin ka bixiso qaabka ay u dhacayso dacwada ka dhanka ah madaxwayne Kenyata .

Waxaa lugu wada inay furanto dhageysiga dacwada ka dhanka ah madaxwayne Uhuru Kenyatta  9 bisha July ee fooda inagu soo haysa.

 

Iimaan Maxamed Jaamac

RBC Radio

Use Facebook to Comment on this Post

Share


Viewing all articles
Browse latest Browse all 20159

Trending Articles