Gaalkacyo[RBC Radio]Waxaa goor dhaweyd laga maqlay gudaha magaalada Gaalkacyo dhawaaq qarax kaasoo aan wali si cad loo cadeyn nooca uu yahay balse wararka anuu helayno waxaa ay inoo sheegayaan in qaraxu uu ahaa mid gacanta laga turey.
Qaraxa ayaa ka dhacay saldhiga ciidanka booliska ee Miir ka soo kuyaala xaafadda Hormar Magaaladda Gaalkacyo.
Gob joogayaal goordhawyd ay la xariirtey shabakadda Raxanreeb.com ayaa u xaqijiyey in qaraxasi ay ku dhawaacmen afar ka mid ah ilaalada saldhiga kuwaasoo xiligaan lugu dabibayo Isbitaalka guud ee magaaladda Gaalkacyo.
Sidoo kale warar an la xaqijin ayaa sheegeya in mid askarta dhaawaca ah uu ku jiro taliye ku xigeenka saldhiga Miir.
Xiriiro Raxanreeb la sameesay saraakiisha sar sare ee gobolka ayaan suragalin, manajirto illaa xiligaan cid ka hadashey qaraxasi.
Waxii war ah ee ku soo kordha kala soco Raxanreeb.com.
RBC Radio