Qaraxan oo loo adeegsaday baabuur ismiidaamiyey uuna saarnaa hal ruux, ayaa illaa hadda inta la og yahay waxaa ku dhintay 11 ruux halka 20 kalana ay ku dhaawacmeen. Kooxda Al Shabaab ayaa sheegatay masuuliyada qaraxan./Sawirka Raxanreeb/ Muqdisho 05, May, 2013.

Dadka ku geeritooday qaraxan uu fuliyey ninka baabuurka miineysan watay ayaa waxaa ku jira hooyo Soomaaliyeed iyo wiil yar oo ay dhashay oo wadada marayey markii uu qaraxu dhacayey. Masuuliyada falkaasina waxaa sheegtay kooxda Al Shabaab. /Sawirka Raxanreeb/ Muqdisho 05, May, 2013.

Gaadiidka dabdemiska iyo kuwa gurmadka caafimaadka ayaa soo gaaray goobta qaraxa uu ka dhacay oo dab uu ka kacay gawaari badan oo ay ku jireenkuwo dadweyne saarnaayeen, isgoyska KM4 oo ka mid ah meelaha ugu mashquulka badan magaalada. /Sawirka Raxanreeb/ Muqdisho 05, May, 2013.
Bartilmaameedka qaraxa ayaa ahaa BAABUURKA wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka C/kariin Xuseen Guuleed, oo markaasi siday wafdi dalka Qadar ka yimid oo marti u ah dawlada kuwaasoo xilliga qaraxu marayey wadada KM4. Masuuliyadda weerarka ayaa waxaa sheegtay Al Shabaab. /Sawirka Raxanreeb/ Muqdisho 05, May, 2013.
Bartilmaameedka qaraxa ayaa ahaa BAABUURKA wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka C/kariin Xuseen Guuleed, oo markaasi siday wafdi dalka Qadar ka yimid oo marti u ah dawlada kuwaasoo xilliga qaraxu marayey wadada KM4. Baabuurka ayaa waxaa soo gaaray dhaawac culus inkastoo uu ahaa nooca aaney rasaastu karin [Bullet proof]. Masuuliyadda weerarka ayaa waxaa sheegtay Al Shabaab. /Sawirka Raxanreeb/ Muqdisho 05, May, 2013.
Baabuur ka mid ah kolonyadii wafdiga dalka Qadar waday ka mid ah oo dhiig badan uu ka muuqdi burburna uu soo gaaray. /Sawirka Raxanreeb/ Muqdisho 05, May, 2013.
Baabuur ka mid ah kolonyadii wafdiga dalka Qadar waday ka mid ah oo dhiig badan uu ka muuqdi burburna uu soo gaaray. /Sawirka Raxanreeb/ Muqdisho 05, May, 2013.
Goobtii qaraxu ka dhacay ee Isgoyska KM4 oo dhiig badani daadsan yahay waxyar kadib markuu qaraxu dhacay. /Sawirka Raxanreeb/ Muqdisho 05, May, 2013.
Gaadiidka dabdemiska iyo kuwa gurmadka caafimaadka ayaa soo gaaray goobta qaraxa uu ka dhacay oo dab uu ka kacay gawaari badan oo ay ku jireen kuwo dadweyne saarnaayeen, isgoyska KM4 oo ka mid ah meelaha ugu mashquulka badan magaalada. /Sawirka Raxanreeb/ Muqdisho 05, May, 2013.
Ciidamada booliska iyo dadweyne ayaa goobta qaraxa uu ka dhacay isugu soo xoomay qaraxa kadib, iyadoo gurmadka lagu daadgureynayo dhaawacyadana uu socday. /Sawirka Raxanreeb/ Muqdisho 05, May, 2013.
Qaraxa maanta ayaa khasaaraha ugu badan gaarsiiyey shacabka, oo in ka badan 8 ruux ay ku dhinteen, halka gaadiidka dadweynaha ee basaskana ay ku baabe’een. /Sawirka Raxanreeb/ Muqdisho 05, May, 2013.
Baabuur ka mid ah kolonyadii wafdiga dalka Qadar waday ka mid ah oo dhiig badan uu ka muuqdi burburna uu soo gaaray. /Sawirka Raxanreeb/ Muqdisho 05, May, 2013.
Muuqaalkan waa lug ka mid ah lugaha baabuurkii loo adeegsaday weerarka ismiidaaminta. Tirada dhimashada ayaa gaareysa 11 ruux weerarkii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay Muqdisho. /Sawirka Raxanreeb/ Muqdisho 05, May, 2013.
Matoorka baabuurkii loo adeegsaday qaraxa. Tirada dhimashada ayaa gaareysa 11 ruux weerarkii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay Muqdisho. /Sawirka Raxanreeb/ Muqdisho 05, May, 2013.
Qof ku waxyeeloobay qaraxa oo la saarayo gawaarida gurmadka deg dega ah. Tirada dhimashada ayaa gaareysa 11 ruux weerarkii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay Muqdisho. /Sawirka Raxanreeb/ Muqdisho 05, May, 2013.
Wadada tagta Makka Al Mukarama oo dad ay ku lugeynayaan waxyar kadib qaraxii maanta dilay dad gaaraya illaa 11 ruux oo ay ku jiraan dumar iyo carruur. /Sawirka Raxanreeb/ Muqdisho 05, May, 2013.
Sawirqaade: Cabdalle Muumin
Email: Cabdallemuumin2@gmail.com
RBC Radio