Garoowe [RBC Radio]Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas,ayaa ku dhawaaqay xubnaha ka mid noqonaya wasiirrada cusub ee Puntland,kaddib munaasabad ka dhacda madaxtooyada Puntland.
Madaxweynaha waxaa uu ku dhawaaqay ilaa 47- oo isagu jira wasiiro wasiirro ku-xigeen iyo dhammaanba wasiirrada.
Wasiirrada la shaaciyey waxaa ka mid ah:
Halkaan ka akhriso wasiirrada cusub ee xukuumadda Puntland.
- Ismaacil Maxamed Warsame,waxaa loo magacaabay Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta
- Maxamed Faarax Aadan,Wasiir ku-xigeenka Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta
- Axmed Cilmo Cismaan Axmed Karaasha,Wasiirka arrimaha Guddaha iyo dowladdaha hoose
- C/waali Xaaji Warsame,wasiir ku-xigeenka arrimaha Guddaha iyo dowladdaha hoose
- Cali Yuusuf Jaamac,wasiiru-dowlaha arrimaha Guddaha iyo dowladdaha hoose
- Xassan Cismaan Maxamuud Aloore,Wasiirka wasaaradda Amniga iyo DDR
- C/casiis Maxamed Aadan,wasiir ku-xigeenka wasaaradda amniga iyo DDR
- Maxamuud Beeldeje Faarax wasiiru dowlaha wasaaradda amniga iyo DDR
- Shire Xaaji Faarax,Wasiirka wasaaradda Maaliyadda
- Axmed Yaasin Saalax,wasiir ku-xigeenka wasaaradda Maaliyadda
- Sahro Saciid Nuur:Wasiirka Dasturka iyo arrimaha faderaalka iyo Dumuquraadiyadda
- C/rixmaan Cabdi Ismaacil,wasiir ku-xigeenka Dasturka iyo arrimaha faderaalka iyo Dumuquraadiyadda
- Cali Axmed Faarax,Wasiirka Qorsheynta
- Saciid faarax Maxamuud,wasiir ku-xigeenka wasaaradda Qorsheynta
- Axmed Ibraahin Cawaale,wasiiru dowlaha wasaaradda Qorsheynta
- C/waali Ducaale Cali Wasiirka xanaannada xoolaha
- C/wali Seed Cilmi,wasiir ku-xigeenka Wasiirka xanaannada xoolaha
- Cali Xaaji Warsame Wasiirka waxbarashada
- Maxamed Cali Faarax,wasiir kuxigeenka waxbarashada
- DR.Saadiq Enow,caafimadka
- AAMINO MAXAMED CABDULAAHI,wasiir ku-xgeenka caafimaadka
- c/LAAHI CALI JAAMAC: WASIIRU DWLAGGA CAAFimaadka
- NUUR AXMED YUUSUF,WASIIR KU-XIGNJA WARFAAFIN
- Cabdirishid maxmed xirsi wasiirka howlaha Guud
- liiban badal maxamuud’wasiir ku-xigeenka howlaha Guud
- Xassan xaaji siciid xassan wasiirka duulista hawadda iyo garoomada
- C/wali jaamac roorshe,wasiir ku-xigeenka duulista hawadda iyo garoomada
- cabdiqani geelle maxamed,waiiru diwlaha,duulista hawadda iyo garoomada
- Cabdi ismaacil boos,wasiirka beeraha iyo warabka
- Saciido xuseen cali gees,wasiir ku xigeen beeraha iyo warabka
- Cabdinuur cilmi maxamuud bindhe wasiirka kallumaysiga kheyradka badda
- maxamuud maxamed cali gabax,waiir ku-xigeen kallumaysiga kheyradka badda
- cabdirixmaan jaamac kulmiye wasiiru dowlaha kallumaysiga kheyradka badda
- cabdulaahi jaamac saalax wasiirka dekaddaha iyo gaadidka
- Cabdi rishiid gaani cale wasiir ku xigeenka dekaddaha iyo gaadidka
- Axmed Siciid C/rixmaan wasiiru dolwlecabd dekaddaha iyo gaadidka
- Cabdi rixmaan sheekh axmed cabdulle wasiir shaqad iyo dhalinyaradda
- Cabdirisaaq shire ismaacil,wasiir ku-xigeenka shaqad iyo dhalinyaradda
- Aniso xaji muumin haweenka iyo arrimah qoyska
- farxiyo yuusuf xirsi ,wasiir ku-xigeenka haweenka iyo arrimah qoyska
- Guuled saalax barre wasiirka deegaan iyo dalxiis iyo dur jogta
- faarax cali cabdi,wasiir ku-xigeenka deegaan iyo dalxiis iyo dur jogta
- Maxmuud xassan soocade wasiirka ganacsi iyo warshadaha’
- cabdirixsaaq nuur cumur,wasiir ku-xigeenka ganacsi iyo warshadaha’
- bashiir c/rixmaan xaaji gurxan,war dowladda madaxtooyada iyo xiriirka gobollada
- Dr maxamed cabaas cumar – madaxtooyada iyo xiriirka caalamiga
Xafiiska Garoowe