Quantcast
Channel: Raxanreeb Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19583

War iyo Wacaal: Soomaali Minnesota, …oo Afka Furatay, Mareykanka Walaacsan, Soomaali Masiixi, Waxbaa nala Taray, Balaa kala Heysata Prof. Michael Weinstein iyo Soomaali

$
0
0

Soomaali Minnesota waa loo Shaqo Tagay

Ururka lagu magacaabo Council on American-Islamic Relations [CAIRE]  qeybteeda Gobolka Minnesota MN ayaa aad uga carooday mawduuc loogu magacdaray Understanding the People of Somalia. oo lagu wado in uu ka qabsoomo qeyb kamid ah Gobolkaas.

Soomaalida oo loo soo shaqo tagay Halkaan ka Akhri

(CAIR-MN) oo ka carootay arinkaas Halkaan ka akhri

_____________

AMNESTY INTERNATIONAL oo Afka Furatay

Hay’ada lagu magacaabo AMNESTY INTERNATIONAL ayaa warsaxaafadeed ay soo saartey qaramada midoobay kaga codsatay in la qaadin cunaqabateyta hubka ee saaran dalka Soomaaliya

Halkaan ka AKHRISO

____________

Dowlada Mareykanka ka Walaacsan Wariye Koronta

Dalka Mareykanka ayaa soo dhaweysay sii deynta gabar in mudo dacwad uga socotay magalada Muqdisho laguna eedeeyey in ay been ka sheegtay askarta ciidamada dowlada soomaaliya iyada oo ku sheegtay in ay kufsadeen. Wasaarada arimaha dibada dalka mareykanka ayaa waxa ay tiri waan ku faraxsanahay siii deynta gabrtaas balse waxay aad uga walaaceen wariya wali xabiska ku jira

Halkaan ka Akhriso

__________

Soomaali Masiixi oo Kismaayo Lagu Dilay

Sida ay qortay jariidad ku hadasha afka dadka aaminsan diinta masiixiga oo lagu magacaabo christianpost.com ayaa waxa ay shegtay nin Soomaali ah oo aaminsanaa diinta masiixiga lagu dilay magaalada Kismaayo jariidadu waxa ay sheegtay in dilkaas ay geystaan labo qofood oo wajiga soo duubtay waxaana looga shakisan yahay in ka tirsanayeen AlShabaab.

Halkaan ka Akhriso

_____________

Soomaalida oo Markale wax la taray

Dowlada Jabaan ayaa ku deeqday lacag gaareysa 4 millyan oo doolarka Mareykan ka ah. Deeqdaas ayaa la siiyey haydada miina baarista ee loo yaqaan the UN Mine Action Service (UNMAS) si usii wado shaqada ay ka heyso gudaha dalka Soomaliya.

Halkaan ka Akhriso

___________

Balaa kala Heysata Prof. Michael Weinstein iyo Soomaali

Prof. Michael Weinstein oo Nin Soomaali ah oo lagu Magacaabo Mohamed Abdi Mohamed Duray Halkaan ka Akhriso

Prof Michael Weinstein oo Sheeko Rakhiis ah ku Tilmamay Maqaalkii Mohamed Abdi Mohamed Halkaan ka Akhriso

 

Use Facebook to Comment on this Post

Share


Viewing all articles
Browse latest Browse all 19583

Trending Articles