Kismaayo [RBC Radio] Jaamacadda magaaladda Kismaayo ayaa sida hada lagusoo waramayo lagu qabtay dad naftood hurayal kadib markii lagu joojiyey bar koontarool oo dadka lagu baaro oo ku taala Jaamacada magaaladda Kismaayo.
Dadka la qabtay ayaa lagu sheegay in ay ahaayeen nin iyo haweeney oo walxaha qarxa iskaga soo xiray qaybaha hoose ee jirka kuwaas oo su’aalo imika lagu waydinayo saldhiga magaaladda Kismaayo.
Wixii kasoo baxa oo faahfaahin ah waxaa idinkula soo socodsiin doonaa wararkeena danbe
RBC Radio
Xafiiska Kismaayo