Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20304

Wasaarada Deegaanka Puntland oo qorshe cusub ka wada Deegaanada Puntland.

Image may be NSFW.
Clik here to view.
233

Garoowe (RBC RADIO) Wasiirka Deegaanka Daaqa Dalxiiska iyo duur joogta Dowladda PuntlandMudane Guuleed Saalax Barre  ayaa sheegay in qorshaha ugu soo horeeya oo ay fulinayaan in ay tahay Degmo kasta oo Puntland ka mid ah in ay ku beeraan 25kun oo geed si bilicda iyo hawada Puntland ay usii wanaagsanaato.

Wasiirka Deegaanka ayaa hadalkan ka sheegay Munaasabad lagu tartansiinayay 2koox oo isla Gobolka nugaal u safta waxaana isla ciyaartaasi lagu xusayay Maalinta Deegaanka Aduunka, dhalinyarada ayuu ku booriyay ilaalinta Deegaanka maadaama ay yihiin Xoogii Dalka.

Isla Munaasabadaasi oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Deegaanka Daaqa Dalxiiska iyo Duurjoogta ayaa xambaarsanayd muhiimada ay Wasaarada (DDDD) ee Puntland ay siinayso Ilaalinta Deegaanka iyo Joojinta Dhir jarida iyadoo bedelkeed la keeni doono.

Image may be NSFW.
Clik here to view.
1 - Copy - Copy
Image may be NSFW.
Clik here to view.
2
Image may be NSFW.
Clik here to view.
3
Image may be NSFW.
Clik here to view.
4
Image may be NSFW.
Clik here to view.
5
Image may be NSFW.
Clik here to view.
6
    Image may be NSFW.
Clik here to view.
10
Image may be NSFW.
Clik here to view.
11 - Copy
Image may be NSFW.
Clik here to view.
12
  Image may be NSFW.
Clik here to view.
14 - Copy
Image may be NSFW.
Clik here to view.
15
Image may be NSFW.
Clik here to view.
16
Image may be NSFW.
Clik here to view.
17
   Image may be NSFW.
Clik here to view.
20
Image may be NSFW.
Clik here to view.
21
Image may be NSFW.
Clik here to view.
22
Image may be NSFW.
Clik here to view.
23
Image may be NSFW.
Clik here to view.
24
Image may be NSFW.
Clik here to view.
25
Image may be NSFW.
Clik here to view.
26

Ibrahim Wadani

RBC RADIO

Xafiiska Garoowe.

Use Facebook to Comment on this Post


Viewing all articles
Browse latest Browse all 20304

Trending Articles