Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20163

Tacsi: SH.Yuusuf Aw Maxamed Xaaji Yare

“inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun”

Image may be NSFW.
Clik here to view.
Waxaa halkan tacsi looga dirayaa dhamaan Qoyskii , Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka dhintey Marxuum SH.YUSUF AW. MAXAMED  XAAJi YARE oo ku geeriyoodey 04/01/2013 magaaladda Galdogob ee dalka Soomaaliya. Waxaanu ilaahey uga baryeynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo marxuunkana uu ugu naxariisto Jannadiisa.

Use Facebook to Comment on this Post

Image may be NSFW.
Clik here to view.
Share


Viewing all articles
Browse latest Browse all 20163

Trending Articles