Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20156

Ogeysiis: Shaqo Wariye oo Afka Ingiriiska wararka ku qoro oo Raxanreeb.com ka Banaan

Nairobi (RBC) Waxaa shabakada Raxanreeb.com qeybteeda afka ingiriiska ka banaan shaqo wariyanimo.

Shuruudaha looga baahan yahay Wariyaha ayaa waxaa kamid ah.

Image may be NSFW.
Clik here to view.
1- In uu yahay SUXUFI BUUXA kuna soo shaqeeyey ugu yaraan 2 sano.

2- In luqada afka ingiriiska uu si fiican u yaqaan.

3- In luqada afka ingiriiska wariyanimo ugu soo shaqeeyey.

4- In uu ku Nool yahay Soomaaliya ama Kenya.

5- In uu yahay Qof Masuul ah.

Hadaba cidii daneyneysa booskaan muhiim ka ah waxay Nagala soo xiriiri  kartaa cinwaanka hoos ku qoran.

Raxanreeb@gmail.com
(612) 615-9556

Malyuun Cali
RBC Nairobi Kenya

Use Facebook to Comment on this Post

Image may be NSFW.
Clik here to view.
Share


Viewing all articles
Browse latest Browse all 20156

Trending Articles