Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20143

Tacsi: Ahmed Mohamed Muse (Ahmed Iley)

T A C S I

Image may be NSFW.
Clik here to view.
tacsi
Inaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun

Anagoo ah:

1. Ahmed Abdi Qadhabo,

2. Dahir Ali Warsame (Dahir Ciiro)

Waxaan Tacsi tiiraanyo leh u direynaa, dhammaan Qoyskii, Qaraabadii iyo Eheladii uu ka baxay walaalkayo Marxuum Ahmed Mohamed Muse (Ahmed Iley) oo dorraad oy taariikhdu ahayd 09.Dec.2013 ku geeriyoodey magaalada Lusaka ee Zambia.

Waxaanu ilaahay uga baryeynaa inuu marxuumka Jannadii ka waraabiyo. Qoskii, Qaraabadii iyo Ehelkii uu ka geeriyoodey oo aanu ka mid nahayna samir iyo iimaan nagawada siiyo. Aamiin, aamiin,aamiin.

Use Facebook to Comment on this Post

Image may be NSFW.
Clik here to view.
Facebook
Image may be NSFW.
Clik here to view.
Twitter
Image may be NSFW.
Clik here to view.
Google+
Image may be NSFW.
Clik here to view.
Share


Viewing all articles
Browse latest Browse all 20143

Trending Articles