Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20163

Madaxweyne Faroole:Jig-jiga caan bay ku tahay in lugugu soo dhaweeyo dhaanto[Sawirro]

Image may be NSFW.
Clik here to view.
Madaxweyne Faroole iyo Cabdi Maxamuud Cumar

Madaxweyne Faroole iyo Cabdi Maxamuud Cumar

Jig-jiga[RBC Radio]Madaxweynaha Puntland C/rixmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) oo gaaray magaalada Jig-jiga ee xaruunta dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia ee Jig-jiga ayaa si weyn waxaa loogu soo dhaweeyey markii uu halkaa gaaray.

Garoonka diyaaradda Wiil-Waal ee magaalada Jig-jiga,waxaa ugu hortagey madaxweynaha madax kala gadisan oo ka tirsan DDSI,oo uu hoggaaminayo madaxweyne Cabdi Maxamuud Cur iyo xubno ka tirsan xukuumadiisa oo ay ku jiraan madaxweyne ku-xigeeno.

Dadweyne farabadan iyo kooxda fanka iyo suuganta ee dowlad deegaanka ayaa sidoo kale ka qeyb qaatay soo dhaweynta madaxweyne Faroole.

Image may be NSFW.
Clik here to view.
Madaxweyne Faroole oo dhaanto lugu soo dhaweeyey

Madaxweyne Faroole oo dhaanto lugu soo dhaweeyey

Saxaafada waxaa si wada jir ah ula hadlay madaxweyne Faroole iyo madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar,waxana madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar oo hadalka hor qaatay uu sheegay in Jiga-jiga uu ku soo dhawenaye madaxweyne Faroole.

…”"‘Waxan ku faraxsanahay imaatinkaaga madaxweyne,ku soo dhawoow ayan ku leenahay magaaladaadi…””ayuu yiri madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar.

Sidoo kale madaxweyne Faroole ayaa dhankiisa sheegay inuu ad ugu faraxsan yahay iman shiyihiisa Jig-jiga,waxana uu marka hore u mahad-celiyey dhamanba dhinacyadii soo dhaweeyey.

…”"‘Wan ku faraxsanahay inan idin imaado,wadna ku mahadsantihiin inad isoo dhaweysan sidaan quruxda badan,reer Jig-jiga soo dhaweynta dhaantadda leh caan ayad ku tihiin…”"“ayuu yiri madaxweyne Faroole.

Ujeedada madaxweyne Faroole uu utagay Jig-jiga waxaa ay la xiriirta ka qeyb galka Xuska Maalinta Qowmiyadaha Ethiopia oo oo Maalinta barri ah kadhici doonta Jig-Jiga oo ay xilligaan ku sugan yihiin madax kala gadisan.

Image may be NSFW.
Clik here to view.
5

Image may be NSFW.
Clik here to view.
2

Image may be NSFW.
Clik here to view.
3

Image may be NSFW.
Clik here to view.

______
Iimaan Maxamed Jaamac
Deegaan1994@gmail.com
RBC Radio

 

Use Facebook to Comment on this Post

Image may be NSFW.
Clik here to view.
Facebook
Image may be NSFW.
Clik here to view.
Twitter
Image may be NSFW.
Clik here to view.
Google+
Image may be NSFW.
Clik here to view.
Share


Viewing all articles
Browse latest Browse all 20163

Trending Articles