Quantcast
Channel: Raxanreeb Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20362

Muqdisho oo 22-sanno kadib isbadal uu ka soo iftiimayo[Sawirro]

$
0
0

Muqdisho[RBC Radio]Magaalada caasumada ah ee Muqdisho, ayaa xilligana u muuqata inay ka soo kabanayso burburkii xooggana ee ay ku jirtay mudda ka badan 22-sanno,waxana xilligaan la arkaya muuqalo muujinaya isbadal ka hana qaaday caasumada.

Dagaalladii ka dhacay dalka tan iyo dowladdii dhexe markii ay meesha ka baxday ayaa saameeyn xooggan waxaa ay ku reeben muuqalkii qur-xoona ee caasumada.

Xilligaan sawirro laga soo qaaday Muqdisho waxaa ay muujinayan dhismayaal dhaadher oo magaalada laga dhisay a iyo dayactir lugu sameeyey dhismayaashi qadimiga ahaa ee ay Muqdisho caanka ku ahaayd,waxaa sidoo kale la dayactiray jidadkii caasumada.

Akhriste ayanan war kugu daalin indhaga hoos ujeedi oo eeg sawiradda badan ee Muqdisho laga soo qaaday.

22

37

36

35

33

32

31

25

24

23

20

27

18

17

10

11

2

1

4

7

8

6

6

19

14

28

Xaquuqda Sawiradda KNN Radio
______
RBC Radio

Use Facebook to Comment on this Post

FacebookTwitterGoogle+Share


Viewing all articles
Browse latest Browse all 20362

Trending Articles