Inaa Lilaahi wa inaa ilayhi raajicun
Waxaannu tacsi u diraynaa qoyska iyo ehelada uu ka geeriyooday Marxuum Axmed Maxamed Aadan (Qeybe). Sidoo kale waxaannu tacsi taa la mid ah u direynaa dhammaan dadkii ay soo wada shaqeeyeen marxuumka,oo ka kala tirsanaa dowladdii hore ee Soomaaliya iyo dowladda Somaliland:
Xuseen Cabdillahi D. Casayr
Faarax Maxamed Cabdillaahi
Liibaan Axmad
Cabdirisaaq X. M. Xiir
Abuubakar I. Ducaale