Gaalkacyo[RBC Radio]Tan iyo bur-burkii dalka magaaladda Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxay ka mid ahayd magaaloyinka dalka kuyaala ee sameenayey horumarka bilacdda dhisme.
Gaalkacyo waxay qeyb ka tahay magaalooyinka dalka kuyaala kuwado ugu dhismaha qurxoon,waxana jira inay in dhahaaga soo jidanayaan qabka dhismo ee magaaladda.
Waxaa soo baddanayey muddadan danbe dhismayaasha dhaadher ee laga dhisayo magaaladda Gaalkacyo,waxana ku muqaneysa markad magaaladda jogtid hab dhismeedka aqaladda ku yaala guddaha magaaladda markad aragtid hotelada,goobaha ganacsiga iyo qeybaha kale ee ay daganyihiin bulshada waxay ka duwan yihiin dhismayaal baddan oo ku yaala magaaloyinka waa weyn ee Soomaaliya.
Haddaba shabacakada Raxanreeb.com oo had iyo goorba bulshada Soomaaliyed usoo gudbisa xaaladda ka jirta guddaha dalka ayaa waxay aqristayaasheda sharafta leh usoo bandhigeysa waxa iska badaley 22-sanno dhismayaasha magaaladda Gaalkacyo.
Hoos ka daawo Sawiro ay Raxanreeb.com idin kaga soo qadey Gaalkacyo,waxana soo diyaariyey wariyaha shacakada Raxanreeb.com ee Gaalkacyo Iimaan Maxamed Jaamac.
____________
Iimaan Maxamed Jaamac
Deegaan1994@gmail.com
RBC Radio
Xafiiska Gaalkacyo