Quantcast
Channel: Raxanreeb Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19583

Xukuumadda Puntland oo Loo soo Jeediyey Cambaareyn Dagaalkii ka dhacay Magaaladda Qardho [VIDEO]

$
0
0

05Qardho(RBC Radio) Xukuumadda Puntland ee Madaxaweyne Cabdirixmaan Faroole ayey Odayaashu gobolka Karkaar ku eedeeyeen iney mas’uul ka tahay dhibaatadii ka dhacday magaaladda Qardho 14-kii bishan July 2013, kaasoo ka danbeysay in u dagaal dhexmaro Ciidamo waday Sanaadiikhda Doorashada iyo Shacabka magaaladda.

Odayaasha,Siyaasiyiinta iyo Aqoonyahanada gobolka Karkaar ayaa baaq Cambaareyn ah kaga sheegay hadalkaan kulan ay maanta ku yeesheen Hotel Al-Aamin ee magaaladda Qardho,waxayna ku amaaneen shacabka Qardho iney yihiin kuwa ka shaqeeya Nbaada iyo Xasiloonida.

Haddaba Daawo Muuqaal ku Saabsan Kulanka oo u Warbixinta ku eegayo Weriye Cismaan Turaabi

Daawasho Waacan

__________________

Cismaan Turaabi
RBC Radio
Qardho

Use Facebook to Comment on this Post

Share


Viewing all articles
Browse latest Browse all 19583

Trending Articles