Muqdisho(RBC Radio) Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaaliga Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo waftigii uu hogaaminayey ee ka qaybgalayey shir madaxeedkii midowga Afrika ee shalay lagu soo gabagabeeyey magaalada Addis ababa ayaa maanta dib usoo noqday magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya,madaxweynaha iyo waftigiisa ayaa waxaa garoonka si diiran ugu soo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan labada gole ee dow