Waxaanu tacsi udiraynaa dhanaan eheladii iyo qaraabadii xaaskiisii iyo caruurtiisii. Iyo dhamaan eheladii oo dhan. Waxaan ilaahay ugabaryaynaa in iLaahay janadii kawaraabiyo. Samir iyo iimaana inagasiiyo dhamaanteen. Dadka tacsida
1-maxamed maxamuud jama dirir.
2-Khaliif maxamuud xuseen nuur dirir
3-eng c/xakiin maxamud jama dirir
4-abshir Maxamuud jama dirir
5-xaawo yuusuf aw Ciise.
6-hooyo dahabo axmed gurey. M fanexe
7-c/xamiid Xuseen maxamuud
8-Aabe maxamud jama dirir.