Quantcast
Channel: Raxanreeb Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20159

Sidee Boosaaso Loogu Soo Dhaweeyey U Qeybsanaha Gargaarga Bini’aadaminimada Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Philippe Lazzarini? [Daawo}]

$
0
0

Boosaaso[RBC Radio] Shabakadda Raxanreeb Online,waxay idin soo gudbineysaa Warbixin Muuqaal ah oo ku Saabsan Wafdigii uu Hoggaaminayo U Qeybsanaha Gargaarga Bini’aadaminimada Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Philippe Lazzarini ee gaaray Boosaaso.

Warbixinta,waxaa Boosaaso kasoo diyaariyey Wakiilka Raxanreeb Online gobolka Bari Cismaan Turaabi,waxaadna ku daawan doontaan Muuqaalka guud sida Garoonka Boosaaso loogu soo dhaweeyey iyo Kulanka ay wada qaateen Madaxda gobolka Bari,kan degmada iyo Wasiiro ka tirsan Xukuumadda.

Daawasho Wanaagsan.

 

__________________________

Cismaan Turaabi
RBC Radio
Xafiiska Boosaaso
turrabi30@gmail.com

Use Facebook to Comment on this Post

Share


Viewing all articles
Browse latest Browse all 20159

Trending Articles